Awoowo iid

Awoowo iid Awoo

Nin cabtoy ah ayaa naftiisa qatar galiye wuxuu galay guri gubanaayo wuxuuna xoog uga soo saaray afar nin ☺️♥️Asigoo inta...
26/05/2023

Nin cabtoy ah ayaa naftiisa qatar galiye wuxuu galay guri gubanaayo wuxuuna xoog uga soo saaray afar nin ☺️♥️

Asigoo intaas dhan sameeyay ayaa xabsi lagaliyay ? Maxaa yeelay

Afartii nin uu xoog kusoo saaray waa dab damiyaal 😂💔😭🤦🏼

Nacaska nacabka dabagalaaya dayriyaayDoqonka shilnka doorka mooday daldalaay duunyadiina dahabka aasan daafacaay dirdira...
04/05/2023

Nacaska nacabka dabagalaaya dayriyaay
Doqonka shilnka doorka mooday daldalaay duunyadiina dahabka aasan daafacaay dirdiraale duul walala ah isku diraaya isku dooda isku dila isku diina isku diraaya iska diraay war hooy dira diraale iska diraay

04/05/2023

Wax walba oo aan ahayn macqul macnahedu waa inada helin xalkeda jumce mubarag jalayal

AABO dhimashadaadi  qalbigayga dhibic iyoSaw dhaawac halisiyo dhinbiil iguma ay noqon 🖤Galabtay ku dhaafte dhar cad lagu...
02/05/2023

AABO dhimashadaadi qalbigayga dhibic iyo
Saw dhaawac halisiyo dhinbiil iguma ay noqon 🖤
Galabtay ku dhaafte dhar cad lagugu duubee
Naxash lagu dul dhigayee dadko dhami daraada
Galbintaada dhawreen. Dabadeed dhul hoosiyo
Qabri saw laguma dhigin⚰🖤😓
Dhimashadu xaq weeyee gabalkii markuu dhacay
AABO sawma DHAXAMOON 😭🖤😭
Waxba yaanan dheerayn dhiilada codkaygee
Dhinacaagii AABOW dhabtii wuu banaaan yahy 😓
Balse dhimaty Eego kaamana dhur sugayee
Illahay ku dhaafsii dhamacdaa jiciiriyo
Dhibta taala naartoo Jahanabana kaa dhawr 🤲🤲
Dharaaraha qiyaamaha kaa yeel dhigiisoo dhulka kuu hadheeyoo dhab u daasho daasho 🤲🤲
ANA SAMIR KU DHAASHADAY 🤝🖤®️
Ale janatul Fardawsa ha kaa waraabiyo ana inta xubinkay xabaal ka sareeyo aabo waan kuu soo ducaynayaa

01/05/2023

Daaroodoow inta aynu laascaanood iyo ssc ku jeednay iidoorkii waxay noqdeen qaar maraykan taga iyo qolo waxbarata inagiina goojacadde waqtigii inagaga dhacay . Bal ka warran nimanka wadankoodii oo xora maraykana jooga ?. Inagu naraykana ma joogno xorna ma nihin! .

01/05/2023

"Horor'kiyo waraabaha hadaan la hor'istaagaynin
"Hooy'hadaan la odhanayn kufriga heeri shacab'keena
"Hawsar iyo hadii aan rasaas lagu hab'siinaynin
"Hoobiye hadaan loola tagin huriya jiidh kiisa
"Wadka lama huraayee hadaan shacabka loo hiilin

"Dan'buu wiil hal'yeeyiyo udili hana dadeeniiye
"Dan'buu hooyadeen iyo hablaha ugu hogayn jeele
"Hal'bawlaha danbuu uuga goyn huunadeen ruma e
"Dan'buu aabeheen oo huq'qaba halis ugaadh'siine

"Aniguna han'gaaguro dan'baan ugu hagoog'naane
"Hafar iyo dan'baan uugu jiri waliba haaraane
"Hurdadiyo dan'baan uuga gu i hoy dug'soon badane
"Huluulaha dan'baan uula gali halaqu seex'daaye

Rabi how'naxariisto dadkii kudhintay xasuuqa ay gumaysiga ethiopia kawadaan qabri dahar inta dhaawacaana rabi ha u booga dhayo

Dadkaygoow hadaynaan gac'maha maalin tani waa inoo dhaxdin

Waa tuma Rooda Ibraahin Cabdi-gurey (Afjano) W/Q: Halgame Shaafici MaxamedAnigoon Arag baan aqaanaye waxaan markii ugu h...
30/04/2023

Waa tuma Rooda Ibraahin Cabdi-gurey (Afjano) W/Q: Halgame Shaafici Maxamed

Anigoon Arag baan aqaanaye waxaan markii ugu horaysay ku kulanay Shirwaynihii 3aad ee ONLF ee Godey lagu qabtay Abwaanad Rooda Ibraahin Cabdi-gurey (Afjano),Halganto Rooda waxay ku dhalatay Degmada Awaare waxayna Gabayga ku bilowday isla Degmada Awaare Iyadoo 7-sano jirta, waxayna in kamida oo Nolosheedii kusoo qaadatay Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baladwayne ee Gobolka Hiiraan, Mudo kadibna waxay kusoo laabatay Ogadeniya waxayna JWXO kamid noqotay Sanadkii 1992-dii xiligaasoo ay Dhagaxbuur kusugnayd.

Nafteed-hurto Afjano inkastoonan waydiinin heerkeeda aqooneed hadana waxaa sheekadii na dhexmartay iiga soo baxday inay Qur'aan badan soo dhigatay yaraanteedii, Sidoo kalana ay Iskuul soo dhigatay, Tabankii sano ee udanbeeyayna waxay Hal-abuurnimadii kusoo kordhisay Qoraanimo waxayna katirsanayd Bahda Warbaahinta ee Qorahay Media.

Rooda waa Abwaanad ilaahay hibo u siiyay hal Abuurnimada waxayna Gabayi karta Daqiiqad kasta oo ay damacdo, Gabaygii ugu horeeyay ee ay Qadiyada Ogadeniya ka tirisayna waxaa la odhan jiray SAL & IIMAAN waxaana Erayadiisii kamid ahaa:-
● Allahayoow ONLF yaa salaan idil gudoonsiiya.
● Alloow yaa Abwaanada dhulkiyo gaadha Odayaasha.
● Yaa yidhaa Albaabada u fura ubaxa Soomaali
● Yaa yidhaa Qabaa'iil Inkira horayba loo eedye.
● Yaa yidhaa Midnimo uun ayida dowladnimo aadda.....?

Sidoo kale Gabaygii labaad ee ay tirisay ayaa la magacbaxay "DIHIN" wuxuuna noqday Gabaygii ugu horeeyay ee ay Fagaare katiriso waxaana kamid ahaa Tuducyadan soo socda:-
■ Hasha Dihina Ibeheeda waa la isku haystaaye.
■ Hadhka iyo ogoobeey ladnaan laysku heliwaaye.
■ Hurdaayoow ka toos jiifka waa lagu habsaamaaye.
■Hubka qaata guusheenii baa loo halgamayaaye.....?

Haganto Afjano Hooyadeed Faadumo Xasan Yuusuf (Kor-dahab) iyo Aabaheed Ibraahin Cabdi-gurey waxay kamid ahaayeen Jabhadii WSLF gadaashiina Aabaheed wuxuu u geeriyoodey Alle ha u naxariistee dhaawac kasoo gaadhay Dagaal uu Xabashida la galay 1977-kii, Nasiib-daro Rooda Aabaheed waligeed maysan arkin.

Dhinaca kale Abwaanada wuxuu Magaca Afjano ugu baxay Bohol-xagarre (Cadaadle) oo katirsan Gobolka Shabeele Iyadoo lasocota Wafti ONLF kasocday oo Hawlgal Abaabul kawaday Degmadaas ayay ka Gabayday, Markay Gabayga dhamaysaba Dadwaynuhu waxay ku dhawaaqayeen Biis Biis marar badan markay ku cel-celisay ayuu Nin Odey ah oo Ree Bohol-xagarre ahi yidhi War Gabadhu waa Afjanihii labaad oo inaga dhamaan maysee aan fasaxno, halkaas

حكمة مو عظة دينيه لماذا فرض الله الحجابAllah muxu u farad yeelay xijaabka ?الحكمة من فرض الله الحجاب1..in laraaco awaami...
30/04/2023

حكمة مو عظة دينيه
لماذا فرض الله الحجاب
Allah muxu u farad yeelay xijaabka ?
الحكمة من فرض الله الحجاب
1..in laraaco awaamirta ilaah lana dabaqo axkamtiisa
قال تعالي (ياايها النبي قل لازواجك وبناتك ونسااالمومنين يدنين عليهن من جلابيبهن)
2. Xijabku wuxu ilalinaya gabadha wuxu ka xifdinaya dhibka faasiqiinta
3. Xijaabka wuxu ka xifdinaya gabadha nockasto dhib ah
قال تعالي ( ذالك ادني ان يعرفن فلا يو ذين )
Waxan heleyna adiladan lafdiga qur.aanka ah فلايوذينmid cad oo taam ah
4 gabadha in ey lazimto xijaabka
5. Wa in ey asturta gabadha dhamn jirkeeda wajiga iyo gacmaha kafeynka wixi kaso hara wa iney asturta

Xijaabku wa wa jib wan in ey ku dadalan gabdhaha ka tagay casiriga xirashadiisa kuna dayday gabdhaha gaalada labiskooda

SHURUUDA XIJAABKA SHARCIGA AH

1: wa in uu astura dhamn jirka juzazkiisa wajiga gacmha laga reebo
2..wa in uusan ahaan wax jilacsan oo jirka laga dhex arkaayo
3.wa in uu san ahaan wax ku dhegan jirka qeybihiisa
4 wa in uusan ahaan mid lagu qurxi dharka raga
5 wa in uusan ahaan mid shabahaayo gabdhaha gaalda dharkooda iyo raga

Gabdha labiskooda wa in uu ahaada midka sharciga lagu sifeey kaaso lagu sheegay qur.aanka kariimka iyo axadiista nabiga Scw

Xiskagayga  xajiinta gaadhay xagtee boogtayda xuubtay  haday  xal u tahay jeceylka xusuuso  kamaan qoreene   adaa dilay ...
30/04/2023

Xiskagayga xajiinta gaadhay xagtee boogtayda xuubtay haday xal u tahay jeceylka xusuuso kamaan qoreene adaa dilay xeerintayda xumaan kuumaan walwaalin xagayga kamaad xumaanin xeraan boga kaaga ooday haduu xaqu kaa idleeyey xayuub ugumaad horaynin hadaaad xilka caashaqiyo ahayd xildhibaan jeceyi xagayga xulkii dhamaa xisbiga shacabaad ka tahay xubig shacabaad ka tahay almacnoow manta waxaad ka tahay maxay ahaydeey qof caadiga haa xumaanta xalaasha gaadhay xaqdee xukunada xabaashay haday xan utahay jeceylka xuruufo umaan direene adaa dilay xeerinayda xubiga kaamaan xabaalin xadiid ku gumaan ahaanin xiskaan badi kuu. ribeeyey haduu xaashee idleeyey xasuus kugumaan rajeynin

Dumartaan ka Doortay Haday iDareemi wayday DhaxantiyoDabaylaha Duufanada dhacayaDagsibay kaga noqon midaan is laha Haday...
30/04/2023

Dumartaan ka Doortay Haday i
Dareemi wayday Dhaxantiyo
Dabaylaha Duufanada dhacaya
Dagsibay kaga noqon midaan is
laha Haday i Dayacday maanta
Darteed Hablo badan midan uga
Hadhay Haday Hareer igamartay
Dibugocan maayo sida Doqonte
Dalaal badanban samayno Daaim
Baan talosaaranon Dagan aanku
Degiyo mid Diinlo idiirnaxda anka
Sugayaa Daryeela an idagaalin o
Doolar iyo Dahab Duunyo toona
Igu xirayn jacaylkana Daacad u ah
Dunidana meelaha ladaawade daymada uroon Dalxiis ila aada
Duriyadii Haweenkiyo Ruux Dulqaad badan Daaimo iigudeeq

Kani waa roobkii jamcihii Kada ay qabridahar oo aad ubadnaa oo xafada 2 laabad aad uwada galay oo gur yihii wada buuxiya...
30/04/2023

Kani waa roobkii jamcihii Kada ay qabridahar oo aad ubadnaa oo xafada 2 laabad aad uwada galay oo gur yihii wada buuxiyaay kaso an hada kahor galijirin xafadaha oo hada galay waxa sababay darbi laga dhisay garoonka kubada cagta... deeyrka garonka oo kenay khasaaro badan..... xafadaha qaar baa laga qaxay... aniga xafadanada waligay intaan aqliyeeystay ma arag xafada oo biyo galeen hala sogaro xafadaha 2 labad oo garonka wax halaga qabto waa intaa bas ah ee

Ma aqon jecelko waan matalay ma ogeyn dhibkiso waa saa maray❤maskaxdiyo quluubto Malmo dagay  mankiyo kas keygu aad u mi...
30/04/2023

Ma aqon jecelko waan matalay ma ogeyn dhibkiso waa saa maray❤maskaxdiyo quluubto Malmo dagay mankiyo kas keygu aad u miray majarha dareenku meel u waday mid aan deynba waayu I malmaly🔐 ___❤dhal jecel 🖤

Address

Hargaysa
Dhaka
BOSTCODE

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awoowo iid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category