01/01/2023
Waraabe Af-Soomaali ma yaqaano, balse wuxuu ugu jecel yahay qofkii hala iska daayo dhaho.
Micnaha haddii la qabto qofkii dhaho iska daaya, ayuu ugu jecelahay.
Maahmaahdaas horay ma u maqashay? 😁
Kadiye ✍✍✍