16/05/2025
Asalamu alaykum dhamaan dadwaynaha soomaaliyed ee kunool dalka egeypt cairo
Waxan kuuku bushaarenaya in aan furno madarisad quran
Waxan dhignaa
1: Quran
2: carabi
3: soomaali
4: xisaab
Caruur iyo dadwaawayn ba
Soodhawada oo maanta ilmahaga u door macallin tayo leh
Number ka:
Whtssap ka:01128419001