26/01/2026
Mahadsanid muscab
Waxaad sooceshatay farxadaadii
Waxaad udamqatay shacabkii
Waxaad horseeday wadoo fiican
Oo kuwa sidaadookale ahi kugu dayan karaan
Waxaad muujisay dhiiranaan
Mahadsanid muscat
Intaas muscabaan lehay
Takale waxaan lehay saxiibada kutagan wadadan muscab katawbadkeenay amaba kudadaalaya inay dhacaaan xoolo umadeed
Waxaan idinlehay naftiin murugo ugatura
Waxaad ogataan in aynaan ogayn waqti lagatagi aduunkan
Waxaad ogataan in aad kaydsateen murugo holac iyo dhuxulo naareed
Waxaad ogtahiin jagaduu doonaba hahayee inaan shaqooyinka dawlada lagadhisankarin
daaaro qurquruxbadan
Sidaa awgeed kadigtoonaada kudhicida arinkan
Aduunkan waxaalajoogaa inyar waxaa xilkasaranyahay qabashada wixii aad awoodo
Totali waxkale ha iskumashquulin
Caruurtadu waxaadan awoodin ayagaa qabsan doona ha udhicin umadan jilicdasan
Haday dhacdo waxaa lagugu ciqaabi kafaa iidaysiga wixii aad udhacday ee ay umadulahayd
Wl hadaad wayday xoolo xalaal ah ood kuraxaysato ha aadin xaraaan 10milion iskuleyahiin
Iskaga nooloow aduunyadan adigoo bilaa murugo ah
Jeebkaguba hamadhnaadee dhib maleh bilaa murugo ayaad dhimane
Hadaadiiday taladaydaa
Dhexdabaalo gurashada xoolo xaraan kugu ah oo10 million kadhacday oomurugo isubadali doonta
Hoogee xaraan quutoow noocaa doontaba ahawe
Suudkaad doontaba xidha ee cafteriyadaa doontaba lahaw ee uurtuba hakudheeraateee
Amaba boglaw ee
Fiiri adigoo gaboobay
Jilcay cunto iyo cabiduba kugu adagtay
Haysta xoolo badan oodkadhacday shacabka
Taasi waa indho mirigmirigWaa nolol foolxun ee kataxadar kudhicida arinkaas
Fikradii :-hassan mohamed budul (hassanweli)