CIGE

CIGE Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from CIGE, Farmers market, Cadhoolec@gmail. com, Jijiga.

16/05/2026
20/11/2025

scw scw scw

Waxaan ummadda Soomaaliyeed, shacab iyo dowladba ugu hambalyeynayaa sannad-guurada 71aad ee ka soo wareegtay 12kii Oktoo...
12/10/2025

Waxaan ummadda Soomaaliyeed, shacab iyo dowladba ugu hambalyeynayaa sannad-guurada 71aad ee ka soo wareegtay 12kii Oktoobar 1954, oo ahayd maalinkii ugu horreysay ee ifka laga taagay calanka Soomaaliyeed.

Munaasabadda calanka oo astaan u ah qarannimada iyo gobannimada ummadda Soomaaliyeed waxa ay na xusuusinaysaa nafhurka halyeeyadii u soo halgamay xornimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, kuwaas oo innaga mudan duco, xusuus, maamuus, iyo in aan nooleyno dhaxalkoodii oo aan ka dhabeyno himilooyinkii ay ku taami jireen.

Munaasabaddan waxa ay innagu dhiirrigelineysaa in aan dib-u-eegis ku sameyno, si hagar la’aan ahna uga wada shaqeyno dib-u-dhiska dalkeenna iyo dowladnimadeenna, iyo dib-u-heshiisiinta bulshadeenna, si aan u xaqiijinno horumar, nabad, midnimo, iyo dowladnimo sal adag ku fadhida.

Address

Cadhoolec@gmail. Com
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CIGE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category