18/02/2023
Waa maxay guul?
Guushu waa waxyaaba ay jecelyihiin binaadamku inay gaaraan taasoo u horseeda Inay iskooda wax uqabsadaan lakiin guusho qof walba Mahilo ee waxaa hila qofkii dadaala dadaalkuna waa go'aan adag iyo juhdi iyo waqti dheer iyo geesinimo