Halaasi Mo'alin

Halaasi Mo'alin waxan jeclahay inaa dadka maalintooda qurxiyo, ana ku nafiso.

23/02/2026
19/02/2026

Khaliif Muhudin

19/03/2024

Sadexda qof ee ugu ayaanka daran aadanaha. Malakul jabriil (cs) Nabiga Muxamed (csw) ayuu ku yiri aamiin iidheh.

Qof bisha soon u dhalatay oo bilaa shuruud ugu tagay Naarta alaha ku fogeeyo.

Qof waalidkiid/ midkoid u nool, oo u wanaag falin Naarta alaha ku fogeeyo.

Qof saliga nabi Muxamed maqlay oon ku salin naarta alaha ku fogeeyo.
Nabi muxamed (csw) dhamaan waxa uu dhahayay aamiin.

Xanuunka kaliya maahan midka ku dhaco maskaxda ee waxaa jira xanuun ku dhaca qalbiga waana midka ugu xun kan qalbiga. Bal fiiri sadexdan xikmadooda.

13/03/2024

Soonka iyo Caafimaadka. Waxa uu Nobel Prize ku qaatay soonka.
Xigasho: KB/ Shiikh Mustafa Official Channel.

12/03/2024

Saddax Lagends ah. Allow u naxariiso. Maxey waqti adag dadka soo madadaaliyeen. Dad daruufo adag kusoo wada shaqeeyay.

Gabadhii la gubay hadee cadaalad heshay, goormee ayuu cadaalad heli doonaa ninkii maskiinka ahaa oo ceejida lagu dilay😭😭...
06/03/2024

Gabadhii la gubay hadee cadaalad heshay, goormee ayuu cadaalad heli doonaa ninkii maskiinka ahaa oo ceejida lagu dilay😭😭. Waa in loo sinaadaa cadaalada.

01/06/2023

car qosolka isku celi 😂😂
aan iska war heeno 👍🏽

23/05/2023

waxa dhib badanaa 😂😂😂😂

10/05/2023

aqal soomaliga iyo mapka aduunka maxaa ka dhaxeeya??. waxa inoo sharaxaayo Abwaan Jiheeye. xuquuqda waraysiga waxaa leh Astaan. waxa habeyay Halaasi Mo'alin

Adress

Brittsommarsgatan
Gothenburg

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Halaasi Mo'alin postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela