Carwo Fadalcaso

Carwo Fadalcaso Cawro fadalcaso waa hoyga lebeska raga mudane macamiil waxa Naga helaysa dhaman lebeska raga nooc kasta oo aad u Bahan tahay .

Sido kale cawro fadal caso waxa ka helaysa dhar iyo kabo rag oo la ilaaliyey tayadooda aadna ku qanci doonto ,
Qiimo macquul ah

30/03/2025

Ciid mubaaarak dhamaan macamiisha

27/03/2025

Qiiima jaban iyo adeeg ku qanciya mudane ka so dalbo halka joogto
WhatsApp 0907977163
Call 0907628054

Cawro fadalcaso kusoo dhowoow macamiil Lebiso adigan lurtoon Soo dalbo oo ku hel halka joogto  WhastApp 0907977163Call 0...
27/03/2025

Cawro fadalcaso kusoo dhowoow macamiil
Lebiso adigan lurtoon
Soo dalbo oo ku hel halka joogto
WhastApp 0907977163
Call 0907628054
Khamsaantii ciida qiima jaban iyo adeeg aad ku qanacdo

Hanbalyo dhaman umada muslimiinta ah
28/02/2025

Hanbalyo dhaman umada muslimiinta ah

28/02/2025

Jimco wngsan dhaman macamiiisha
Bage garsiiya 200 boqol rabadanta ka hor
Mudanayal iyo murwooyin
Insha alaaah

22/02/2025
Mahadsnidin dhaman asxaabta ka qayb qaadatay saadalintii aan halkan soo dhignay Taa oo ahayd saadali lacibka goolka kowa...
20/02/2025

Mahadsnidin dhaman asxaabta ka qayb qaadatay saadalintii aan halkan soo dhignay
Taa oo ahayd saadali lacibka goolka kowaad dhalinya iyo kooxda uu ka tirsan yahay
Dhamaan dadka ka aragti dhiibtay ma jiro qof si saxa u saadaaliyey
Shuruudahana buuxiyey
Waxay idin leedahay bahda Carwo Fadalcaso
Mahadsanidin saxaabiyal
Hada maanta noqon wayday beri noqo guulaystaha

Saadali ciyaart caawa Aston villa iyo Liverpool Oo noqo guulaystaha hadiyada Carwo FadalcasoShuquruudaha bage ka1 like 2...
19/02/2025

Saadali ciyaart caawa
Aston villa iyo Liverpool
Oo noqo guulaystaha hadiyada Carwo Fadalcaso
Shuquruudaha bage ka
1 like
2 Shere
3 fallow
4 la wadaag 3 saaxiibada ah
Guuul wcn
Mahadsnidin sxbada ku xiraan bage
Saadasha waxay ku eg tahay inta aanay ciyaarta bilaaban

Saadali ciyaarta caawa dhigi doonta ee lugta labaad Manchester city iyo Real madrid Laacibka goolka kowaad dhalinaya iyo...
19/02/2025

Saadali ciyaarta caawa dhigi doonta ee lugta labaad
Manchester city iyo Real madrid
Laacibka goolka kowaad dhalinaya iyo kooxda u ka tirsan yahay
Oo ku guulayso hadiyad ay kugu tala gashay Carwo Fadalcaso

Shuruudada
1 like saar bage ka
2 Shere dheh bage
3 soo falow Garay
4 la wadaag afar ka mida saxiibada

Saadaashu waxay ku eg tahay inta aan ciyaartu bilaaban

Nasiib wacan

Soo dalbo waa lagugu keenya meesha joogto MudaneLebiso adigan lurtoon Tell 0907628054      0907977163What's app 09079771...
16/02/2025

Soo dalbo waa lagugu keenya meesha joogto
Mudane
Lebiso adigan lurtoon
Tell 0907628054
0907977163
What's app 0907977163

14/02/2025

Jimco wangsan dhamaan macamiisheeena qiimaha badan

Hanbalyo guulaaysataha Ku xirnow barteena facepook
13/02/2025

Hanbalyo guulaaysataha
Ku xirnow barteena facepook

Address

Badhan

Telephone

+252907628054

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo Fadalcaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share