Xogmaal bage

Xogmaal bage Kusoo dhawow page ka dadwaynaha 📽️🎥

🚨DEG DEG🚨🚨Maxa dhacaya haddi degedda Bosaso ay xidhnaato Ilaa maalinka sabtida 1:waxa is xidhaya ganacsiga waa wayn ee b...
16/07/2026

🚨DEG DEG🚨🚨
Maxa dhacaya haddi degedda Bosaso ay xidhnaato
Ilaa maalinka sabtida

1:waxa is xidhaya ganacsiga waa wayn ee buntland illa gobolada dhexe
2:waxa is tagaya iibsiga saliida sida gaaska noocyadisa kala duwan
3:waxa istagaya transportation magaloyinka magaloyinka
4:waxa istagaya korontada magalooyinka sabna too ah korontadu waxay ku shaqaysa betrol ama naafto
5:waxa hawada ku dhagaya maciishadi la cuni jiray sida bariiska iyo wixi la halmama
6:waxa la sadalinaya in haafka bariska uu tagayo qiimo dhan 20$ Ilaa 50$

Shamuuriga siyasada waa kuma
05/04/2026

Shamuuriga siyasada waa kuma

Facebook ban waxan ku qoray xassan Ali khayre Waxaa isoo baxay ciwan GB ah oo odaygu dadka ka caayo waxana saaran sawirk...
05/04/2026

Facebook ban waxan ku qoray xassan Ali khayre
Waxaa isoo baxay ciwan GB ah oo odaygu dadka ka caayo waxana saaran sawirkan 🤣🤣🤣🤣🤣

21/01/2026

Odaygaan waxa somalida ku diray ban garan waayay trumow naga dhac aduunku waa wayn yahye habaar kugu kari waynay eh

28/12/2025

Hadda muxu sidaa udhihi waayay 🤣🤣
Madaxdii dalalka aduunka waa xiijiyay
Siduu u wacaayay lambaradodi bila dab
Buu ka dhigay 🤣

Hassan sheekh sawirkan kaso dhex saar
25/12/2025

Hassan sheekh sawirkan kaso dhex saar

25/12/2025

Gamco furan kusoo dhawow 🙌🏿

Address

11005
Badhan
12345

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogmaal bage posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category