qani mooha yare

qani mooha yare cabdi qani

Permanently closed.
06/06/2026

Xisbiga Himilo Qaran oo ka hadlay hubkii maanta Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir sheegay in laga soo saaray guryo ku yaalla Mirinaayo.

06/06/2026

Hub iyo gaadiid dagaal oo maleeshiyaad lagu abaabulay degmada Cabdicasiis ay wateen, isla markaana ay la wareegeen Hay’adaha Ammaanka ee dowladda ayaa galabta loo soo bandhigay warbaahinta.

04/06/2026

"Maka Tanaasulayno halganka aan wadno, marnaba k**a laabanayno jidka aan ku taaganahay" RW Xasan Cali Kheyre oo markii u h**eysay faahfaahiyey dhacdadii lagu weeraray xalay.

04/06/2026

Wadahadal dheer kadib, waxaa xal laga gaaray dagaalkii taagnaa. Agaasimaha Nabad sugida Mahad Salaad ayaana ku guulaystay in nabad lagu dhameeyo dirirtii jirtay.

Mahad iyo Kheyre oo wada socda ayaa hadda kasoobaxay dhismaha lagu dagaalamayay.

04/06/2026

Muuqaal guriga Khayre & Ciidankii uu watey taliye Najiib Carab oo ka baxey amar madaxweyne kadib.

04/06/2026

Weerarka uu Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday xalay uu ku qaaday hoyga madaxdii h**e ee dalka iyo dagaalka uu ka wado caasimaadda Muqdisho waa fal halis ku ah dowladnimada, nabadda iyo xasilloonida caasimadda, muujinayana heerka uu gaaray damaca gurracan ee Madaxwaynihii H**e oo awoodda dowladnimada u adeegsanaya xukun maroorsi iyo afduubka masiirka ummadda Soomaaliyeed.

04/06/2026
04/06/2026

Qaar kamid ah Shacabka degmada Deyniile ayaa Banaanbax bilaabay, iyagoo wata sawirka Ugaaska Beesha Murursade oo ay shalay ciidamada madaxtooyada Faderaalka weerar ku qaadeen, xili uu ku howlanaa dhexdhexaadin iyo xabad laga baaqsado.

Shacabka Deyniile ayaa sheegay in aysan raali ka noqon doonin madaxdooda siyaasada ilaa dhaqanka oo ay ilaa xalay ciidamo ka amarqaadanaya madaxweyne Xasan Sheikh weerar ku hayaan.

03/06/2026

Dagaal Kharaar ayaa hadda socda, Caawa waxba la iskuma reeban.

Address

Banaadir

Telephone

+252614850313

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when qani mooha yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category