fursad bixiye media

fursad bixiye media uadegh bulshada

Inaa lillaahi waxaan halkaan kaga tacsiyadeynayaa walaal key idiriska oo xaaskiisu ku geriyootay magaalada muqdisho waxa...
08/03/2023

Inaa lillaahi waxaan halkaan kaga tacsiyadeynayaa walaal key idiriska oo xaaskiisu ku geriyootay magaalada muqdisho waxaan alle ugu baryeeynaa in in uu alle kitaabka gacanta midig ka siiyo

FURSAD SHAQO ABUUR AH:....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hes...
16/02/2023

FURSAD SHAQO ABUUR AH:
....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?....Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?....Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:

*Lagaama doonayo shahaado
*Lagaama doonaayo damiin
*Lagaama doonayo wax barasho
Igaala soo xariir
+252 614423914
# # # # # wlal # # #

Health and Wealth.Bereal Network Company Real products Real wealth.Location Mogadishu Office is Opened.Bakaaro Jid marix...
26/01/2023

Health and Wealth.
Bereal Network Company
Real products Real wealth.
Location Mogadishu Office is Opened.
Bakaaro Jid marixan.

26/01/2023
inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa geeriyotay maama xaawo cali qamsiin oo ku geeriyootay magaaladabalad qeyne ...
20/01/2023

inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa geeriyotay
maama xaawo cali qamsiin oo ku geeriyootay magaalada
balad qeyne ala yarahma ayaan leenahay waaxe u tacsiyeeynaya owlaadii
ay ka baxday oo qaarkood ku sugan magaalada muqdiso waxayna
ugu duceynayaan hooyo allaah kuu waasiciyo wlqabrigaaga sidoo kaale waxaa u tacsiyadeynaya walaaleheeda faaduma cali qamsii iyo faadumo yarey iyo eheladii aay ka wada baxday dhamaan umada soo maaliyeed meel walba aad joogtaan aynu wada duveyno maamao caawo ala yaraxma allaah qabrigeeda u waasiciyo

12/01/2023

Waa company cusub hadii aad ka faa ideysan karto waxaa ka banaan fursado shaqo
Hadaba nagala soo xiriii taleefan nuberka WhatsAp 068 4005128 ama call 061 4423914
WELCOME TO OPEN HAND IN A BEREAL NETWORK COMPANY ENJOY THE QUALITY PRODUCTS AND WEALTH BUSINESS
SO DONT KEEP YOUR BUSINESS SHARE IT

30/12/2022

Fursad shaqo hadii aad dooneyso shaqo aad noloshaada wax kaga badali karto hadaba nagala soo xiriir lambarka gaaban 068 4005128 ama hormuudka 061 4423914

Address

Banadir
Banadir

Telephone

+252614423914

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when fursad bixiye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category