𝙉𝘽𝘾 𝙉𝙚𝙬𝙨

𝙉𝘽𝘾 𝙉𝙚𝙬𝙨 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 𝙉𝘽𝘾 𝙉𝙚𝙬𝙨, Grocers, Jimcaale faysal jeesto, Berbera.

  ciidanka dabdamiska berbera ayaa manta gurmad dagdag ah ufidiyay meherad dukaan ah oo kutaal daarooleAlle mahadii Ciid...
28/10/2022

ciidanka dabdamiska berbera ayaa manta gurmad dagdag ah ufidiyay meherad dukaan ah oo kutaal daaroole

Alle mahadii Ciidamada ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ku fidiyay guryihii kale ee jaarka.Ma jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho oo dabkaasi sababay.Sababta dabkaasna waxaa gacanta ku haya ciidanka Booliska.

Ciidamada Dab-demisku waxay halkan fariin uga dirayaan bulshada inay ka taxadaraan halista dabka, sidoo kalena ka feejignaadaan wax kasta oo dhalin kara dab.

Hadii aad dab la kulanto soo wac lambarka gurmadka degdega ah ee 990 Shirkadaha Telesom iyo Somtel.

Ugu dambayn ciidamada ayaa mulkiilihii gurigaa lahaa gudoonsiiyay hanti iyo dhukumantiyo dabka laga soo saaray.

28/10/2022

Address

Jimcaale Faysal Jeesto
Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝙉𝘽𝘾 𝙉𝙚𝙬𝙨 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category