Muliyo mahad muuse

Muliyo mahad muuse Muliyo samaroon siciid

Qoraa  Ibraahim caydiid
31/05/2026

Qoraa Ibraahim caydiid

"Badhasaabka Gobolka Awdal xaq ayuu ku taaganyey"____________________________________Waxaa h**e loo yidhi "Gaal Dil gart...
31/05/2026

"Badhasaabka Gobolka Awdal xaq ayuu ku taaganyey"
____________________________________

Waxaa h**e loo yidhi "Gaal Dil gartiisana sii"

Gudoomiyaha Gobolka Awdal sidaan dhaliishiisa u sheegayo ayaan marka laga gar-daranyeyna aan u cadaynayaa, arinta Muranka dhalisayna isagaa Run ka sheegaya oo xaqa ku taagan.

Waxaa jirtay lacag Warbaahintana laga sheegay oo Abaarta Gobolka Awdal lagu caawiyey oo cadadkeedu ahaa Hal Milyan oo Doollar (1,000,000$) lacagtaas oo Xamar ka timi waxaa la soo mariyey Axmed Xasan Aw Aadan.

NGO ga la soo dhex mariyey sidaan xogta ku helayo waxa uu ka Diiwaan gashanyahay Maraykanka, waxana soo qaaday Dr Yacquub Aw Aadan.

Mr Yacquub waxuu u dhiibtay wiil uu adeer u yahay oo la yidhaa Axmed Xasan Aw Aadan oo horayna ugu Eedaysanaa lacagtii doorashada Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Awdal oo la musuqay.

Markii la soo waydiiyey Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdirashiid Xasan Mataan waxaa uu kaga jawaabay Warqad ùu ku cadaynayo in lacagtaasi ama Raashinkaasi aanay Gobolka soo gaadhin ama mad-madaw uu ku jiro sidii la doonayeyna aan wa loogu qaban haba yaraatee.

Halkaa markay marayso ayaa jawaabtii & fashilintii Gudoomiye Cabdirashiid Xasan Mataan laga dhigay Makaahiil eryanaya Habar Carfaan oo markii la is difaaci kari waayey dhufays laga dhigtay Qabiil

Hadaba Ninkaa dhalinyarada ah ee aan sodonka gaadhin ee umadiisa damaaciyey Ninka Qabiil ku difaacayoow ilaahay ka baqo waxaa difaac kaaga baahan kuwa la dulmay ee Magacooda lacagta lagu soo qaatay hadana sidii la rabay aan wax loogu qaban.

Ilaahoow aqoona ha nagu cadaabin Eexna ha nagaga tegin

Waatan xatooyada uu sameeyey axmed aw aadan waa in sharciga la horkeena
30/05/2026

Waatan xatooyada uu sameeyey axmed aw aadan waa in sharciga la horkeena

Axmed Xasan Aw Aadan madaxa masuqmaasuqay mashruucii abaaraha Ee ARAHA ninkii dhiiga shacabkiisa ku macaashay  ninka caa...
30/05/2026

Axmed Xasan Aw Aadan madaxa masuqmaasuqay mashruucii abaaraha Ee ARAHA ninkii dhiiga shacabkiisa ku macaashay ninka caawa ciyaal Facebook iga difaaca leh ee hay'ada Ayoda haysta.

Axmed xasan aw aadanow xatooyo waxba laguma helo ee ilaahy ka baq wll

Address

Awdal
Borama
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muliyo mahad muuse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category