17/07/2025
Cadawgaada ciil baa lagu dilaa.
Caqabaduhu ma keenaan geeri, laakin dilaaga nolosha waa walwalka iyo murugada.
Inaad guul gaadho uma baahno lugo, ee waxay u baahan tahay dhiirsanaan.
Dadka niyad-wanaag kula dhaqan, wanaagooda faafi, halkaad xumaantooda saadaalin lahayd.