11/05/2024
GAASKA IYO BOOG CALOOLEEDKA
Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha(qeybta daloolka caloosha soo xigta) ee caloosha .
Laba nuuc ayuu u qeybsamaa gaasku:
• Mid ka yimaada dawa la isticmaalay sida;dawooyinka xanuun baabi’yasha
• Mid ka yimaada jeermis ama ka dhasha khalal difaaca jirka(pernicious anemia)
HADABA HADAAD KA CABANEYSO LABADAAN NUUC EE CUDURKAAN
WAXAAN KUU HEYNA Daawo herbal ah oo ka dhaqeyso Xanuunka i.a
KALA XARIIR
wa.me/+252638353267