Taatikada ciyaaraha 1

Taatikada ciyaaraha 1 Allah mad leh

27/11/2025
27/11/2025

ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيكم

27/11/2025

qarannimo✌️👏

06/03/2025

🤣🤣onana

18/01/2025

🫶

Darwiiiiiin Darwiiiiiin goalaaaaazoLiverpool win
18/01/2025

Darwiiiiiin Darwiiiiiin goalaaaaazo
Liverpool win

Daafaca Manchester City, Kyle Walker, ayaa u muuqda mid ka tagaya kooxda ugu yaraan illaa dhammaadka xilli-ciyaareedka, ...
13/01/2025

Daafaca Manchester City, Kyle Walker, ayaa u muuqda mid ka tagaya kooxda ugu yaraan illaa dhammaadka xilli-ciyaareedka, maadaama uu doonayo inuu ka gaaro hankiisa ah inuu kubadda cagta dibadda uga ciyaaro isla markaana uu hagaajiyo noloshiisa shaqsiyadeed.

Walker oo 34 jir ah ayaa xilli ciyaareedkan ku dhibtooday qaab ciyaareedkiisa, taas oo ay sii xumeysay hoos u dhaca lama filaanka ah ee natiijooyinka Manchester City tan iyo bilowgii bisha November.

Address

Burco

Telephone

+252634308157

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taatikada ciyaaraha 1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taatikada ciyaaraha 1:

Shortcuts

Share

Category