01/12/2022
Ma garanayo waxa laabihiina ku qarsoon ee idin murugo galiyay sidoo kle ma garanyo waxyabaha aad doonaysan idinku lkn waxan ilaaahay inoo waydinya idnka iyo anigaba in uu ina siiyo waxa laabaheena ku qarsoon ee aynu jecelaysanayno in aynu helno.
Iyo in uu inaga kor qaado wax walba oo ina murugo galinya ina siiyana farxad dhamystiran