π–₯𝖒.𝖠𝗅𝗃𝖺𝗓𝖾𝖾𝗋𝖺

  • Home
  • Somalia
  • Buuhoodle
  • π–₯𝖒.𝖠𝗅𝗃𝖺𝗓𝖾𝖾𝗋𝖺

π–₯𝖒.𝖠𝗅𝗃𝖺𝗓𝖾𝖾𝗋𝖺 Fc.aljazeera~Football.Clup

Alxm  ugu dambeyn kooxdu wey ilaashatey sharafteedii i0 tii Gobalkaba Alle ayeyna Mahad usugnaatey  oo Nagu simay Guushi...
21/11/2024

Alxm ugu dambeyn kooxdu wey ilaashatey sharafteedii i0 tii Gobalkaba Alle ayeyna Mahad usugnaatey oo Nagu simay Guushii Safarka Dheer aan u galney

kooxdu yadoo isku duubana waxey ini Leedahey Chumca Hilwa Dhamaan wixii MuslimiinaπŸ•ŒπŸ•‹β€οΈ

asc anagoo isku Duuban waxaan salaameynaa Dhamaan Taageerayaasha Kooxdaβ€οΈπŸ™Alhm Alle ayey mahad usugnaatey Oo nabad noogu...
20/11/2024

asc anagoo isku Duuban waxaan salaameynaa Dhamaan Taageerayaasha Kooxdaβ€οΈπŸ™

Alhm Alle ayey mahad usugnaatey Oo nabad noogu sooDhameeyey Training kooxda Ee isku Diyaarinta Safarka Kooxdu ey usafri Doonto meel ka baxsan Magaalka Ama aan awey ahaan u aaDi Doono
I,a Kooxdu waxey bari usafri doontaa (M/Ceegaag ) I,a Kooxda Waxey rajeyneysaa iney Sharafteeda i0 Ta Gobalkaba ilaashato
insha allaah Balanteenu waa Guul πŸ™β€οΈ

Dhalinyaro Kani Waa Bage Rasmigaaa Ee kooxda Aljazeera ,hadaad nagu cusubtahey Fallow nasooDheh Hadaad horey noola Joogtey Sii shere garee like tuna Waa inoo MuhiimπŸ™β€οΈ

Training Kooxda  ee GalaBTaWaxaanahaY DiYaar anagoo isku Duuban Force  Aljazeeraβ€πŸ™βš½οΈ
16/11/2024

Training Kooxda ee GalaBTa

WaxaanahaY DiYaar anagoo isku Duuban

Force Aljazeeraβ€πŸ™βš½οΈ

13/11/2024

Asc waxaan si guud usalaameynaa anagoo isku duuban dhamaan taageerayaasha kooxda

Kooxdu WaxaY Hampalyda laqaybsanaYsaa blayer Kamida CiYaartoYda Kooxda Oo Soo AfmeeraY QaYb kamida HaYaankiisa Waxbarasho HampalYo Zhp Idinka IYo Dhamaan DhalinYarada Gobolkuba β€οΈπŸ™

Midkastoo idinka mida Waxaanu u RajaYnaYnaa Inuu waqtiguu WanaajiYoπŸ™

Good Luck πŸ™β€οΈ

Address

Saribada
Buuhoodle
062019

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when π–₯𝖒.𝖠𝗅𝗃𝖺𝗓𝖾𝖾𝗋𝖺 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category