Caawinta Danyarta ee Degmada Dhahar

Caawinta Danyarta ee Degmada Dhahar قال رسول الله ﷺ:
«الصَّدَقَةُ تُطْفِئُ الخَطِيئَةَ كَمَا يُطْفِئُ المَاءُ النَّارَ»

Wajigii afraad Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 2 april 2026 kuna beegan 14  bisha shawaal  1447 waxaan u magaalada d...
02/04/2026

Wajigii afraad
Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 2 april 2026 kuna beegan 14 bisha shawaal 1447 waxaan u magaalada dhahar ku qaybinay 30 qoys oo ka mid ah danyarta degmada dhahar

Fadlan wll adna ka qaybqaado caawinta danyar oo naarta wax iska xeji

ACC: 466254
Lambar: 00252907729287/00252907773562

12/03/2026

Ustaad cali cumar oo dhankiisa ka warbaxshay

12/03/2026

Maama muxubo maxamed cismaan oo ka mid ah guddiga

12/03/2026

Sh maxamed faarax oo ka war bixiyey raashinkii manata la baxshay duco iyo dardaarana raacshay

Wajigii saddexaad Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 12 maarso 2026 kuna beegan 23 ramadaan 1447 waxaan u magaalada dha...
12/03/2026

Wajigii saddexaad
Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 12 maarso 2026 kuna beegan 23 ramadaan 1447 waxaan u magaalada dhahar ku qaybinay 30 qoys oo ka mid ah danyarta degmada dhahar

Fadlan wll adna ka qaybqaado caawinta danyar iyadoo lagu jiro bil ramadaan saqada duna fadli dheeraad ah leedahay allah abaarta soomaali oo dhan haysata hayna gasaaro

ACC: 466254
Lambar: 00252907729287/00252907773562

Wajigii saddexaad Waxaan maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 12 maarso 2026 kuna beegan 23 ramadan 1447 ku qaybinay 30 ...
12/03/2026

Wajigii saddexaad
Waxaan maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 12 maarso 2026 kuna beegan 23 ramadan 1447 ku qaybinay 30 qof oo raashin ah danyarta degmada Dhahar
Fadlan kaqayb qaado caawinta oo aakhiro wqx iska hormari

A/C Golis: 466254
Tell: 00252907729287/252907773562

Address

Dhahar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caawinta Danyarta ee Degmada Dhahar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category