Xaqsoor iyo Xaqiiq

  • Home
  • Xaqsoor iyo Xaqiiq

Xaqsoor iyo Xaqiiq pages gacal tooyo

War deg deg ah Maxaa kaa qarsoon oo  kadhacay  Xerada XananbuureMaana mar kuu tagay madaxweyne xasan shikh maxamud  Dowl...
16/08/2026

War deg deg ah
Maxaa kaa qarsoon oo kadhacay Xerada Xananbuure
Maana mar kuu tagay madaxweyne xasan shikh maxamud
Dowlad nimadii waxay gaadhay in laga shakiyo askari miskiin ah
Oo kii la socday laga takooro

08/08/2026

War deg deg ah
Waxaa Lajoojigay dhismihii ka socday Xaruntii degmda Cabudwaq Ee dowladii dhexe
Waxaana joojiyay Jifadii Rer Caliwadaan Ee Dalal Ee horay U daganeyd oolagu Abaalmariyay Guryo loo dhisay
Lkn waxaa nasiib daro ah Hadda waxay haystaan
Wajahadii Guriga oo ay dhigteen gaari Dheynaa iyo Dhagaxyo dhulka ay haystaan waa labo mitir
Oo baakin ah
Oo u dhaxeeya wadada iyo Guriga

LKN DHIBKA JIRA WAA RER DALAL REE DALAL ISMA QABTAAN OO K**A XISHODAAN
FOOL XUMADA IYO SUMCADA WAXA KADILAYA

Cabudwaq  wey ku sugeysaa Cabdulqadir ccWax badan ayaad  dadka iyo degmda cabudwaq Aad dhibateysay
21/07/2026

Cabudwaq wey ku sugeysaa
Cabdulqadir cc
Wax badan ayaad dadka iyo degmda cabudwaq
Aad dhibateysay

War deg deg ah  Qof kasta oo Dhibaato  Kageysta Mahuu  kashaqey nayay oo Xilka laga qaaday Muxuu Taliyaha Boliska Somali...
15/07/2026

War deg deg ah

Qof kasta oo Dhibaato Kageysta Mahuu kashaqey nayay oo Xilka laga qaaday
Muxuu Taliyaha Boliska Somaliyed u khiyamaa

Sawirkaan wuxuu ka turjumayaa
Taliyaha ciidanka boliska somaliya

In uu san Aqoon qofka uu sawirka lagalayo
Ganshanle cilmi Cabdi Bey

Waa taliyihii xilka laga qaaday Ee D I D Galmudug
Waa Dable tu ganshale wax Barasho ciidan malahan .Manayaqaan wax hogaamin Bulsho ah

Waxaa loo magacabay Waqti h**e Xafiiska C I D Galmudug . Wuxuu kadhigay meel xero geel ah oo caano Teel ah waxaa hareyay xafiisyada degmoyinka ee c i d musuq maasuq iyo laaluush.
Wax kiis ah oo sicadaalad ah looga shaqeeyay
Laga helimaah Gobolka

    Soomali  k**a weynaano  Musuq maasuq  Xisbiga JSP.  Matalaada Galmudug   waxaan maanta  arkayay. 15 tuulo  oo gobolk...
03/07/2026


Soomali k**a weynaano
Musuq maasuq
Xisbiga JSP.
Matalaada Galmudug waxaan maanta arkayay. 15 tuulo oo gobolka mudug ah
Oo loo magacaabay wakiilo matali doona dadka dagan tuulooyinka
Lkn Dadka Daga Waqooyiga galmudug
Waxaa laga xusay 2 Cabudwaq iyo balanbale
In ay ku leyihiin Xisbiga JSP

Waxaa ladulmiyay magalooyin badan
1.degmda Dhabad
2 degmda dalsan
3.degnda bangeele
4.degaanka shiilo madow
5.degaanka Ceelasha
6.degaanka boraancad
7.degaanka Defle.
8.degaanka Balihowd.

Halkaas waxaa kamuuqata umada halkaas ku nool in aysan Haysan wax matalaad ah

28/06/2026

Cabudwaq waxaa ku soo laantay
Dilalkii
Wargardhac dhimasho
Rer dalal lamid

24/06/2026

QABYAALADU WAA SHEY XUN BULSHADA DHEXDEDA KUMA WANAGSANA

WAXAA HORAY U MAQLAY
DADKA KASHAQEYA
QABYALADA WAJIGOODO WUU GUBTAA

24/06/2026

Kkkkkkkkkkkk
Beekaa icadaaday

22/06/2026

BEESHA. SURE OO MAGAC WEYN KAHESHAY
HESHIISKA AY LA GALEEN BEESHA BAH OGADEEN

17/06/2026



ah
Degmda Cabudwaq oo ay ka socoto Xabad Caawa
Fowdadaas iyo Rasaasta lagu ridayo Bulshada ku nool Cabudwaq
Waxaa ka masuul ah

1.wasiirka Cafimaadka Galmudug
2.wasiirka shaqada iyo Shaqaalaha Galmudug
3.wasiirka arimahs gudaha Galmudug
Sadexdaas wasiir waxay lacag ku soo qaten
Dhibateynta Shacabka Cabudwaq

Waxay Raben in ay joojiyaan Xaflad lagu soo dhaweynayay
Musharax Liibaan axmed xassan )Liibaan shuluq)

Waxaan maqalnay in ay socoto Xafladii caawa iyo Cabudwaq

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaqsoor iyo Xaqiiq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Grocery Store?

Share