Daa'uus comedian

Daa'uus  comedian ♤♡《 Daa.uus comedian》《ka mid naqoshada kooxda waa mid ku xidhan heshiis iyo Nidaam kooxeed》♡◇♡◇♡◇♡◇♡◇

hanbalyo hanbalyo kooxda dawlada hoose ee magalada cergaabo DHC
20/02/2024

hanbalyo hanbalyo kooxda dawlada hoose ee magalada cergaabo
DHC

17/01/2024

odeyaashi cergabo o moroco uyaacaya

Tacsi Alle Haw Naxariisto Maxamed Cali Dheere Oo Ay Tiisii Noqotay Maanta iLaahay Janatul Fardawsal Aclaa Haka Waraabiyo...
23/12/2023

Tacsi
Alle Haw Naxariisto Maxamed Cali Dheere Oo Ay Tiisii Noqotay Maanta iLaahay Janatul Fardawsal Aclaa Haka Waraabiyo Aamiin, waxa uu ahaa Adoon wanaagsan Waxaan Ka Tacsiyeynayaa Qoyskii, Qaraabadii ,Eheladii Iyo Guud Ahaan Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland Gaar Ahaan Kuwa Gobolka Sanaag Oo Uu Ka Baxay Marxuumku, Waxaan Si Gaara Uga Tacsiyeynayaa Dhamaan Qoyska Reer Cali Dheere, Xaaskiisii Iyo Carruurtiisii Waxaan Leeyahay iLaahay Samir Iyo Iimaan Saadiqa Haynaga Siiyo Aamiin 🤲 Aamiin

Hampalyo kooxda dawlada hoose oo ku guleysaty horyaalka  heerka koowaad ee G/sanaag   Sanaag league 2023 .
12/12/2023

Hampalyo kooxda dawlada hoose oo ku guleysaty horyaalka heerka koowaad ee G/sanaag Sanaag league 2023 .

04/12/2023
28/11/2023

Yusradan wali ma farmin cominsoon azxapta

23/11/2023

Waa kooxdi daa,uus oo idin leh follow like and share bayjku waa cusubyahee
Kiciya azxapta

20/11/2023

Wax basso wax beel bay dhashaa

18/11/2023

Dhawaan filo
Follow 200 please

12/11/2023

Ruwaayad Danyar
Cusub COMEN SOON ...dhawan fisha

Address

Erigavo

Telephone

+252634990426

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daa'uus comedian posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category