06/11/2024
Labada Siyaasi ee ugu cadcad xisbiga wadani yuusuf khaliif iyo yuusuf xasan farah
Runtii waxay leeyihiin aragti fog
Dhamaan reer sanaag aad bay u mahadiyeen shaqada ay xisbiga wadani u hayaan