Mudug media mm

Mudug media  mm Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mudug media mm, Grocers, Dahir120kun, Gaalkacyo.

1,000 neef oo Geela oo loogu talo galay Xuska dhalashada Nabi Maxamed NNKH ayaa lagu soo bandhigay Mowlaca Daarul-Mustaf...
13/09/2024

1,000 neef oo Geela oo loogu talo galay Xuska dhalashada Nabi Maxamed NNKH ayaa lagu soo bandhigay Mowlaca Daarul-Mustafaa ee magaalada Muqdisho.

Soomaali heshiis ah dunidana la heshiis.Hadalkaas koor muu soo muuqan doonaa
13/09/2024

Soomaali heshiis ah dunidana la heshiis.

Hadalkaas koor muu soo muuqan doonaa

08/08/2024

Nabadoon Xarrago: "SSDF, SNM, USC & SPM; waa jabhadihii dalka gubay, xilligan waxa ay ahayd in buug madow lagu qoro, dibna loo xisaabiyo wixii ay faleen."

08/08/2024

: soomaalia waxaa maanta la ansixiyey doorosho qof iyo cod

Su.aasha taagan baa waxay tahay
Xagee laga qabanayaa. Wadankii ba waa kala go'an yahee mesha dorashada laga qabanayo ma xamar kaliyaa

Maqaamkii Gobolka Banaadir Madaxweyne HassanSMohamud Wuxuu kadhigay Degmooyinka Gobolka Banaadir Gudoomiyaashooda Dadka ...
08/08/2024

Maqaamkii Gobolka Banaadir Madaxweyne HassanSMohamud Wuxuu kadhigay Degmooyinka Gobolka Banaadir Gudoomiyaashooda Dadka soo Doortaan Ayaa matalidoona Qeybaha Bulshada ayagoo Noqonaayo Gollaha Deegaanka Caasimada Waxaana Gudoomiyaha Gobolka Soo magacaabi doono Gollaha Wasiirada Asaga Iyo Kuxigeenkiisa Ayagoo kamid ah Gollaha Fulinta Xukuumada Madaxweynaha magacaabistaas Kadib dikreeto kusoo Saxiixi doona Ujeedka Waa Gudoomiyaha Gobolka Iyo Kuxigeenadiisa Yaan lasoo Dooran sidee Canshuurta Gobolka Kasoo Xaroota eesan Gacanteena uga Bixin eesana noola xisaabtamin ileen Waa shaqaale aan Anaga Magacaabanay Doorasho Dadweyne kuma imaa

Shiidka dhalinyaradu mar waliba ka  cabato waa wax la soo wada maray Sawirkaan aad arkaysaan wuxuu tusaale U yahay dhali...
08/08/2024

Shiidka dhalinyaradu mar waliba ka cabato waa wax la soo wada maray
Sawirkaan aad arkaysaan wuxuu tusaale
U yahay dhalinta somaliyed ka waran jilba
Culustaan waxa ay ku qadaynayaan waa
0.75

08/08/2024

Howlgalka cusub ee AU-da ee ka howlgala Soomaaliya laga bilaabo Jan 2025 ayaa noqon doona Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM)

AMISOM
ATMIS
AUSSOM

Marba magaca ayaa la badalayaa iyo mashruuc cusub …..! Omg 😱 😱

08/08/2024

waa go.aysa adiga fikir kaaga sidee kula tahay iney godo

06/08/2024

: maalin walba waxaa taagan tacsi. inan maalin waliba tacsi dirno garanaye ka hortag aan samayno ma garan weynay somalia ilahaw ma suubada ka dulqaad

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd ...
04/08/2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ku booqday isbitaalka Erdogan shacabka ku dhaawacmay weerarkii xalay Xeebta Liido, ayaa sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray, qaarkoodna ay xiran yihiin.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in markii AS dowladdu ku jabisay goobaha dagaalka beegsadeen dhallinyaradii ahaa indhaha iyo mustaqbalkii dalka oo aan siyaasad shaqo ku lahayn, si nabad ahna ugu caweynayey dalkooda sida uu yiri RW Xamse.

RW Xamsa Cabdui Barre ayaa uga tacsiyeeyey ehellada iyo asxaabta dadkii ku dhintay weerarka, isaga oo ugu duceeyey in Ilaahay naxariista Janno ka waraabiyo, kuwa dhaawacmayna u boogo dhayo.

Intii uu booqashadiisa ku guda jiray, Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmay qaar ka mid ah dadka ku dhaawacmay weerarka, waxa uu warbixin ka dhageystay maamulka iyo dhaqaatiirka Isbitaalka, isaga oo u muujiyey taageero iyo garab istaag. Waxa uu sidoo kale ku ammaanay ciidamada ammaanka doorkii ay ka qaateen badbaadinta iyo caawinta shacabka ay wax yeelladu soo gaartay.

 : baari taanka noocaan ahK**a dhamaato iyo dadka meel la tuuroHadana As weerarka ma joojiyaan Halkee wax ka qaldan yihi...
04/08/2024

: baari taanka noocaan ah
K**a dhamaato iyo dadka meel la tuuro
Hadana As weerarka ma joojiyaan
Halkee wax ka qaldan yihiin waa su.aal?

MD xasan sheikh  mudadii uu xilka haayey Wadanku waxaa uu soo maray mar xalado adag.Oo ay ka mid tahay qaraxyo is daba j...
04/08/2024

MD xasan sheikh mudadii uu xilka haayey
Wadanku waxaa uu soo maray mar xalado adag.
Oo ay ka mid tahay qaraxyo is daba jooga
Iyo barakaca umada soomaaliyeed.
Taariikhda wuxuu ooga tagi doonaa
Maalmo fool xun oo uu dalkaan soomariyey ilahay ha nadhaafiyo asagoo nabada

Address

Dahir120kun
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudug media mm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category