Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug

Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug, Gaalkacyo.

08/09/2026

Way soo dhamaatey in Somalia lagu dhiso lacagta cashuur bixiyayaasha mareykanka. Mareykanku ma rabo inuu dowladnimada Somalia wax ka badalo. Mana wadno dhisida dal cusub.

08/09/2026

“Waxaan Somalia ka sameynay kooxo ciidan oo yar yar, waxaanu siinay hubkii kooxaha argagixisada ee dunida oo dhan." Somalia waxa loodhigey dabinno badan oo loogu talagalay in aaney waligeed kasoo kaban lakiin way kasoo kaban kartaa haddii ay hesho hoggaan wacyi leh iyo midnimo siyaasadeed.

08/09/2026

Ree Muqdishow Korontadii Caawa maxaa ku dhacay?

08/09/2026

Ducada Sheikh Cali Fooxle Allaha Noo Aqbalo

اللهم امين يارب العالمين 🤲

Waa Sawirka marxuumkii Hadda lagu dilay Waqooyiga Galkacyo waliba isagoo u socda salaada maqrib.Allaha u naxariisto
08/09/2026

Waa Sawirka marxuumkii Hadda lagu dilay Waqooyiga Galkacyo waliba isagoo u socda salaada maqrib.

Allaha u naxariisto

08/09/2026

Deg Deg Waqooyiga Magaalada Galkacyo Ganacsade cumar maxamuud Ah baa Hadda lagu dilay See More

Ganacsadaha Allah Ha U Naxariisto

Waxaa is soo taraaya eedaha ay bulshada Daganaa deegaanadii hayadda mercy USA ka hawlgali jirtay U Soo Jeediyeen marka a...
08/09/2026

Waxaa is soo taraaya eedaha ay bulshada Daganaa deegaanadii hayadda mercy USA ka hawlgali jirtay U Soo Jeediyeen marka ay maqleen Nasro waa musharaxad xildhibaan federal.

Ku dhawaad boqolaal shaqaale Ah Ayaa Durbaba Bilaabay inay uqaataan in xaquuqdoodi lagu tartamaayo.

Waxaa laga yaabaa bulshadaas iyo musharaxada in loo kala sheekeeyey balse tuhunku yahy meelo kale .

Baaritaan aan samayn doono ayaan kuso ogaanaynaa dhawaan halka shaqaalahaas Ey wax ka jiraan.

Maxaa yaab is dabayaal 🤔

08/09/2026

Sida Sheikh shaakir uu Dhuusamareeb Abaabulka Oga dhaxwado baa Sheikh Mursal Cilmi Dhagoodna Galkayo Galmudug Abaabul oga Dhaxwadaa,

Ee Ballanteennu waa xisbiga Caddaalada iyo Wadajirka

Waxay ku cel celinaysay " Alla Baayeey igadaa naqas baan qabaaye" iyaduna sixun bey ugaraacaysay, waa Gabar yar oo Rajo ...
08/09/2026

Waxay ku cel celinaysay " Alla Baayeey igadaa naqas baan qabaaye" iyaduna sixun bey ugaraacaysay, waa Gabar yar oo Rajo iyo Agoon ah sida la sheegay, waxaase wax kasta kadarnaa Haweenayda muuqaalka ka duubaysay oo ahayd qof arxan daran oo lahayd sixun ugaraac, Waalidkeedna sixun ucaayeysay Gabadhaa yar.

Eedayn ayey ujeedinaayeen wallow aysan sheegin waxa ay samaysay.

Ugu danbeyn ciidamada Amniga ayaa gacanta kusoo dhigay, dhacdaduna magaalada Qardho ayey ka dhacday. Hadda Dumarkii sidaa arxanka daran udilay Gabadha yar ee waliba muuqaalka ka duubay gacanta ayaa lagu hayaa.

Wadaadkii Sheikh shaakir Ahaa inuu Dhuusamareeb Abaabul Ka Dhax wado Mala Socotaan Maryooley
08/09/2026

Wadaadkii Sheikh shaakir Ahaa inuu Dhuusamareeb Abaabul Ka Dhax wado Mala Socotaan Maryooley

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share