21/03/2025
600 oo dhimasho ah ayey gaartay kadib saddax habeen oo duqeyn ay ku socoto magaalada Gaza.
Tirada caruurta waa 209 caruur, halka inta kale ay ku jiraan haween iyo rag reer Falastiin ah.
Haa waa 600 oo ruux. Sadax cisho gudaheed. Fadlan u duceey in ilaaheey ka dulqaado dhibtaXisbiga towfiiq ee gobolka mudug baa tacsi udiraya