28/11/2024
Ciidamo ka tirsan Militeriga oo h**e Axmed Madoobe u soo masaafuriyey mar loo geeyey dagaalka AS Kismaayo ayaa maanta laga dajiyey Raaskambooni.
Ciidankii Jubbaland ee isu dhiibay Militeriga xoogga dalkana, iyagana Muqdisho ayaa loo soo qaaday hada.
Wixii soo kordha halkan ayaa inoo balan ah.