khayrka udagdeg wllo aduunyadu waa dhamaad

khayrka udagdeg wllo aduunyadu waa   dhamaad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from khayrka udagdeg wllo aduunyadu waa dhamaad, Grocers, Grw h/g, Garowe.

19/05/2024
Magaalada Raaso ee Dowld deegaanka Soomaalida waxaa ka qabsoomay munaasabad lagu xusayay Mawliidka Nabigeena Muxammed SC...
27/09/2023

Magaalada Raaso ee Dowld deegaanka Soomaalida waxaa ka qabsoomay munaasabad lagu xusayay Mawliidka Nabigeena Muxammed SCW.

Culumo ka kala timid deegaannada Bambaas, Qoordheere, Jigjiga, Laab, Dhagax Madow iyo deegaannada ku yaalla gobolka Afdheer ayaa aad usoo buux dhaafiyay magaalada Raaso si ay uga qeyb galaan xuska dhalashada Nabiga NNKH.

Munaasabadda ayaa sidoo kale lagu dhagax dhigay jaamacadda Raaso oo noqon doonto jaamacaddii ugu horreysay deegaanka ee ardeyda barta culuumta Diinta iyo Awqaafta.

Jaamacadda Raaso ayaa noqon doonta xarun laga soo saaro culimada mustaqbalka si ay usii xoojiyaan barashada axkaamta diinta Islaamka ee deegaanka iyo guud ahaan Soomaalida gobolka.

27/09/2023

قَالَ صلى الله عليه وسلم مَنْ قَالَ: سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ فِي يَوْمٍ مِائَةَ مَرَّةٍ حُطَّتْ خَطَايَاهُ وَلَوْ كَانَتْ مِثْلَ زَبَدِ الْبَحْر)).

27/09/2023

أللهم سهل كل أمور المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات. Aamin dheh

Grocery Store

Address

Grw H/g
Garowe
11111111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when khayrka udagdeg wllo aduunyadu waa dhamaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category