Kaafi super market

Kaafi super market Kuso dhawaada Kaafi super market waxaan idiin Hayna Wax walba Oo Nolosha fududeynaya

Eid Mubarak ๐ŸŒ™Kaafi Supermarket waxay dhammaan macaamiisheeda leedahay Ciid Mubaarak.ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ Waxaan ...
26/05/2026

Eid Mubarak ๐ŸŒ™

Kaafi Supermarket waxay dhammaan macaamiisheeda leedahay Ciid Mubaarak.
ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Waxaan idiin rajaynaynaa farxad iyo ciid wanaagsan adinka iyo qoyskiinaba Kuso dhawaada Kaafi supermarket

18/05/2026

Kaafi Supermarket waxa ay idiin diyaarisay Qaybtii Gifts-ka oo si qurux badan loo habeeyey

Hadiyado kala duwan oo ku habboon dadka aad jeceshahay ayaad naga heli kartaan
Ka dhig hadiyaddaadu mid xasuus reebta adigoo dooranaya hadiyad qurux badan oo tayo leh

๐Ÿ“ Kaafi Supermarket
โ€œHal meel oo aad ka heli karto qurux, tayo iyo adeeg wanaagsanโ€™โ€™

Kusoo dhawaada Kaafi supermarket adeegaha bulshada

Kaafi Super Market ๐Ÿ›’
๐Ÿ“ Branch 1: Kala-wareega jidka 30-ka
๐Ÿ“ Branch 2: Aaga Caduun\Puntland Gas station
๐Ÿ“ Branch 3: injida Dhismihii H**e Ee Amal Bank

ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„Kaafi Supermarket waxa ay hambalyo u dirayaan dhammaan shaca...
19/03/2026

ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Kaafi Supermarket

waxa ay hambalyo u dirayaan dhammaan shacabkeda ku Nool Dal iyo Dibad meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Ciid mubaarak,Allaha naga aqbalo soonkii iyo camalkii suubanaa

Kaafi Supermarket waxa ay mar walba idinla garab taagan tahay farxadda ciidda,iyaga oo idiin diyaariyay adeegyo tayo leh iyo alaab dhamaystiran oo ku habboon damaashaadka ciidda.

Ciid Wanaagsan Farxad iyo Barwaaqo Allaha idin siiyo

01/03/2026

Kaafi Supermarket waxay mar kale muujisay doorkeeda hormuudnimo
Waxay maalgelin ku sameysay 6 Team oo kubadda cagta ah, iyadoo furtay tartanka Ramadaan Cup ๐Ÿ†โšฝ

Tartankan oo lagu qabtay Garoonka Falcon, wuxuu dhiirigelin iyo fursad u yahay dhalinyarada hibada leh.

Kaafi Supermarket waxay fariin cad u dirtay ganacsatada:
โ€œHa garab istaagaan dhalinyarada, waa mustaqbalka dalka.โ€

Isboortigu waa mideeye, waa rajo, waa horumar.
Kaafi mar walba waa hormuud taageerada bulshada!

Kusoo dhawaada Kaafi supermarket adeegaha bulshada

Kaafi Super Market ๐Ÿ›’
๐Ÿ“ Branch 1: Kala-wareega jidka 30-ka
๐Ÿ“ Branch 2: Aaga Caduun\Puntland Gas station
๐Ÿ“ Branch 3: injida Dhismihii H**e Ee Amal Bank

21/02/2026

๐ŸŒ™ Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™

Kaafi waxay idiin diyaarisay adeegyo iyo package-yo gaar ah oo Ramadaanka ah โ€” si aad ugu diyaar garowdaan si fudud oo raaxo leh.

Waxaad naga heli kartaan:
๐Ÿฅฉ Chicken tayo leh
๐ŸŸ Kalluun cusub
๐Ÿฅฌ Qudaarta daruuriga ah
๐Ÿ›’ Iyo dhammaan waxyaabaha kale ee Ramadaanka la isticmaalo

Ku soo dhowaada Kaafi โ€” halka tayada iyo adeegga wanaagsan la isku halayn karo.
Ramadan Kariim dhammaantiin

Kusoo dhawaada Kaafi supermarket adeegaha bulshada

Kaafi Super Market ๐Ÿ›’
๐Ÿ“ Branch 1: Kala-wareega jidka 30-ka
๐Ÿ“ Branch 2: Aaga Caduun\Puntland Gas station
๐Ÿ“ Branch 3: injida Dhismihii H**e Ee Amal Bank

21/01/2026

๐Ÿ›’ Kaafi Supermarket โ€“ Garowe

Kaafi waa supermarket si casri ah loo Diyariyay oo leh 3 qaybood oo dhameystiran, kana heli karto wax walba oo qoyska u baahan yahay hal meel gudaheeda

๐Ÿฅฉ Qaybta Hilibka,Cuntada & Raashinka
Cuntooyin tayo sare leh, raashin iyo wax kasta oo miiskaaga muhiim u ah

๐Ÿงด Qaybta Nadaafadda & Quruxda
Alaabooyin nadaafadeed, daryeelka jirka, iyo qalab qurux badan oo asal ah

๐Ÿ  Qaybta Guriga & Adeegyada Kale
Waxyaabaha guriga, agabka maalinlaha ah, iyo alaabo aad ku hesho qiimo jaban.

โœจ Maxaa Kaafi kaga duwan supermarkets-ka kale?
โœ” Tayo la hubiyay
โœ” Qiimo macquul ah
โœ” Adeeg degdeg ah
โœ” Hal meel oo wax walba laga helo

๐Ÿ“ Kaafi Supermarket โ€“ Garowe
๐Ÿ‘‰ Hal mar soo gal, wax walbana ka hel

Kusoo dhawaada Kaafi supermarket adeegaha bulshada

Kaafi Super Market ๐Ÿ›’
๐Ÿ“ Branch 1: Kala-wareega jidka 30-ka
๐Ÿ“ Branch 2: Aaga Caduun\Puntland Gas station
๐Ÿ“ Branch 3: injida Dhismihii H**e Ee Amal Bank

03/01/2026

Kaafi supermarket Waxaa Suuq Aad Ka Heli kartid wax walba Oo Adeeg oo dhameystiran waxana Kugu diyaara Shaqale sihufan oo dagdaga kugu shaqeynaya
Dhammaan macaamiisha reer garowe waxaa Kaafi Supermarket diyaar idinlatahy Adeeg Hufan iyo Qiimo Ku Raali Galinaya

Kusoo dhawaada Kaafi supermarket adeegaha bulshada

Kaafi Super Market ๐Ÿ›’
๐Ÿ“ Branch 1: Kala-wareega jidka 30-ka
๐Ÿ“ Branch 2: Aaga Caduun\Puntland Gas station
๐Ÿ“ Branch 3: injida Dhismihii H**e Ee Amal Bank

24/12/2025

Kusoo dhawaada Kaafi supermarket adeegaha bulshada

Kaafi Super Market ๐Ÿ›’
๐Ÿ“ Branch 1: Kala-wareega jidka 30-ka
๐Ÿ“ Branch 2: Aaga Caduun\Puntland Gas station
๐Ÿ“ Branch 3: injida Dhismihii H**e Ee Amal Bank

Address

Isgoyska-Jidka Sodonka Iyo Meereysane
Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi super market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category