Kaaliyaha Jikadaada

Kaaliyaha Jikadaada Kaaliyahaaga gaarka ah ee Hargeysa.

Waxaan kuu soo xulaa khudaarta, hilibka iyo xawaashyada ugu tayada sarreeya, aniga oo si nadiif ah kuugu keenaya goobtaada. 🚚✨"

24/05/2026
11/05/2026

Avacado weliga ma aragtay iyado baxaysa

Fallow and like Wani barya

10/05/2026

ka jawab sualahan

--} Goorma aya kugu danbaysay xabuubti ka bixi jirtay ardaaga?

---} qabkee aya loo beeri jiray?

----
------
---- ka bixi faladada dhinaca
COMMENTS βœ“

01/05/2026

Ma rumeysan karo! Waxaan gaarnay 2.1k views muddo kooban gudaheed. Aad baad u mahadsantihiin taageeradiina maalinlaha ah.
Haddii aad rabto inaad maalin kasta aragto khudaarta iyo hilibka ugu darayga ah ee Hargeysa, fadlan Follow noo dheh.
Nagu soo biir si aad qayb uga noqoto qoyska Kaaliyaha Jikadaada! ✨
"

29/04/2026

halked jeceshay inaad dalxis u qado

Muhiimadda Karootada: Karootadu waa shay daruuri u ah jikada, beeraleydana faa'iido badan ayay u leedahay.Fududaanta: Ha...
29/04/2026

Muhiimadda Karootada: Karootadu waa shay daruuri u ah jikada, beeraleydana faa'iido badan ayay u leedahay.
Fududaanta: Haddii aad tahay khabiir ama qof hadda bilaabaya, beerista karootadu waa mid fudud, degdeg ah (3 bilood ayay ku diyaar garowdaa), mar walbana dadka ayaa aad u raba (demand).
Sida loo beero: Waxaad ku beertaa carro biyaha si fiican u gudbisa, si joogto ahna u waraabi.
Natiijada: Ma u baahna daryeel badan (low maintenance), goosashadu waa degdeg, faa'iidaduna waa mid sarreysa.

28/04/2026

Bal eeg daraynimada iyo quruxda khudaarta maanta noo soo gashay! πŸ₯¬βœ¨
​Kaaliyaha Jikadaada kuma qasbo inaad suuqa u baxdo, laakiin wuxuu kuu keenayaa alaab mid-mid loo soo doortay adigoo gurigaaga jooga. Nadaafadda iyo tayada waa balanteena.
β€‹πŸ“ Waxaan kuugu keenaynaa meel kasta oo aad Hargeysa ka joogto.
πŸ“ž Dalbo hadda: [0637511668]
​ "

Caruurtu waxay u baahan yihiin fitamiin, annagaana u soo xulna khudaarta ugu fiican."
27/04/2026

Caruurtu waxay u baahan yihiin fitamiin, annagaana u soo xulna khudaarta ugu fiican."

Address

Xeroawr
Hargeisa
252637511668

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaliyaha Jikadaada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category