Abdihakiim O.Hassan

Abdihakiim O.Hassan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdihakiim O.Hassan, Grocers, cabdihakiim santi, Hargeisa.

22/11/2022

Saadaalin maanta waxa dhacaysa ciyar xiise leh oo ay dhelayan Argentine Ve Saudi Arabia kobka adunka Qaddar hadaba suuqa Adeegmaal waxa u ku bixinaya qofki garta koton dollar .
Shurudaha
1. wa inaad si sax ah u shegta comment ka waxa lagu kala badinayo.
2. Qofkiba 10 groub haku share gareyo posting.
3. Fllow iyo like ka si page ka .
4. Mention gare dhawr asxaabtaada ka mida.
Hadaad shurudaha buxin waydo lacagta waxa helaya qofki buxiya Nasib Wacan Adeegmaal Online Market

Kabtannada xulalka England, Wales, Belgium, Denmark, Germany iyo Netherlands ayaa ka laabta qorshihii ahaa in ay soo xid...
21/11/2022

Kabtannada xulalka England, Wales, Belgium, Denmark, Germany iyo Netherlands ayaa ka laabta qorshihii ahaa in ay soo xidhaan Astaanta lagu taageero dadka Qoomu luudka ah.

Ka laabashada arrintan ayaa timi ka dib markii loogu goodiyey in la siin doono Kaadhka huruudda ah haddii ay garoonka la soo galaan Astaamahaas oo laga mamnuucay Koobka Adduunka ee xalay ka bilaabmay dalka Qadar.

Ciyaaryahanka xulka qaranka Ecuador ee Enner Valencia ayaa dhaliyey Goolkii ugu h**eeyey ee laga dhaliyo koobka aduunka ...
20/11/2022

Ciyaaryahanka xulka qaranka Ecuador ee Enner Valencia ayaa dhaliyey Goolkii ugu h**eeyey ee laga dhaliyo koobka aduunka 2022. Waxa uuna Kadhaliyey wadanka martigaliyaasha ee Qatar.

Penalty ama darba jasaa walee Qatar tabarmaleh caawo .....

Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦ 0-1 πŸ‡ͺπŸ‡¨ Ecuador

Madax baadhiseedada Saldhigyada Caasimada Iyo Baadhayashooda ayaa Maanta aqoon koradhsi loogu Furay Xarunta Kuliyada Cii...
10/11/2022

Madax baadhiseedada Saldhigyada Caasimada Iyo Baadhayashooda ayaa Maanta aqoon koradhsi loogu Furay Xarunta Kuliyada Ciidanka Booliska .

Aqoon koradhsigan ayaa ku tacaluqay sidii Baadhayaashu ay cadaalada u waafajin lahayeen kiisaska ay baadhayaan iyo sido kale xog ururin lagu samaynaayay heerka aqooneed ee baadhayaasha Caasimada.

Waxaana Kulankan iska kaashaday hogganka Hawlaha,Hogganka korneerka,waaxda Cilmi baadhista iyo Xafiiska kormeerka Baadhista.

CAFIS MADAXWEYNE: 10/11/2022Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne ...
10/11/2022

CAFIS MADAXWEYNE: 10/11/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-953/112022, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, Iyadoo laga duulayo faya dhawrka caafimaad ee Maxaabiista, si aanay u saamayn xumaddu.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne

Cafis Madaxweyne

Markaan Arkay: Qodobka 90aad, Faqraddiisa 5aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markaan Arkay: Qoraalka Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta ee summaddiisu tahay TCA/G-1/347/2022, kuna taariikhaysan 07/11/2022, ujeeddadiisuna tahay Soo- gudbin Maxaabiista Cafiska galaya Sannadkan 2022- ka;

Markaan Tix-geliyay: Qoraalka Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka taariikhaysan 08/11/2022 u jeeddadiisuna tahay soo- jeedin cafis guud;

Markaan La-tashaday: Hay'adaha ay Khusayso;

Waxaan Go'aamiyay;
In laga bilaabo taariikhda maanta aan Cafis Guud u fidiyo maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada Dalka ku xidhan oo tiradoodu dhan tahay 594 (Shan Boqol iyo Afar iyo Sagaashan) maxbuus. Cafiskani saamayn kuma laha xuquuqda madaniga ah iyo raad ciqaabeed ee ka dhalanaya dembiyada ay ku xukunnaayeen. Waxa cafiskan fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyada oo la raacayo liiska Maxaabiista ee halkan ku lifaaqan.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Xidigii h**e ee kooxda chelsea iyo xulka ivory cost Didier Drogba ayaa caawa qaatay diinta islaamka
07/11/2022

Xidigii h**e ee kooxda chelsea iyo xulka ivory cost Didier Drogba ayaa caawa qaatay diinta islaamka

Ciidanka Booliska JSL qaybta Ilaalada Cashuuraha  ayaa gacanta ku Soo dhigay Baabuur Shiday Kootarabaan.Ciidanka ilaalin...
07/11/2022

Ciidanka Booliska JSL qaybta Ilaalada Cashuuraha ayaa gacanta ku Soo dhigay Baabuur Shiday Kootarabaan.

Ciidanka ilaalinta cashuuraha Laanta Faro-weyne Ayaa gacanta ku dhigay xalay Abaaro 3dii Habeenimo baabuur sharci daro dalka ku soo galinaayay Sharaab, arabikhi iyo Shanbo Kootarabaan ah.

Baaburkan ayaa lagu qabtay Tuulada Kuul oo ka tirsan Dagmada Faroweyne, Xadiga uu siday Baabuurkani ayaa ahaa 200 oo kees oo Sharaabka Ethiopia ah, 10 kiish oo arabikhi ah iyo 30 kartoon oo shaanbo ah.

Gaadhigan Lagu qabtay Sharaabka kootarabaanka ah iyo waxyaabaha kale ayaa ahaa Caadayste In badan ay ku dabo jireen Ciidanka Booliska qaybta ilaalada Cashuuraha.

Fikrkaaga Teamkee Ku Gulaysan Doona
07/11/2022

Fikrkaaga Teamkee Ku Gulaysan Doona

Way Soo Baxeen
06/11/2022

Way Soo Baxeen

Guddida Diiwaan gelinta Ururrada siyaasadda Somaliland ayaa la filayaa in ay maanta ku dhawaaqaan Ururrada Adigu Hadaba ...
06/11/2022

Guddida Diiwaan gelinta Ururrada siyaasadda Somaliland ayaa la filayaa in ay maanta ku dhawaaqaan Ururrada Adigu Hadaba Ururadeed is leedahay way soo gudbayaan?

Address

Cabdihakiim Santi
Hargeisa

Telephone

+252634321655

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdihakiim O.Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdihakiim O.Hassan:

Share

Category