Rafiiq online market

Rafiiq online market Borama

14/09/2024
Waa saliidii originka  ahayd  ee dhaqankaaba
12/09/2024

Waa saliidii originka ahayd ee dhaqankaaba

02/09/2024

Qarankii bilaa
Wuu qaawis moo
Qawaaniintii laalye
dabadiisa yaa qarin

06/08/2024

Hadal toosanaa

Goobtu waa masaajid Hargaysa ku yaaal goortu waa maqrib salaadii baa la iqaamay. Imaamkiibaa makarafoonka absaday anoo ka sugaya istawu iyo irayo carabi ah, waxaan maqlay sheekhii oo soomaali toosan dadka ku safaya wuxuu ku tiraabay:
* isku dhawaada
* Garbaha sima
* cidhibta isku beega
* telephoneka xidha
*safafka h**e buuxiya
* kuwa dhiman dhexda ka bilaaba
* kabaha ciida ka daadiya
" meesha loogu talagalay dhiga
* biyaha tashiila
* dadka masjidka ku dhaw salaada hayi maadeen
Anoo la dhacsan erayada soomaaliga ah ee afkiisa ka soo burqanaya waxaan niyadda kalahaa waar sheekhu hadal toosanaa, waxaan soo xasuustay maahmaahdii Soomaaliyeed ee ahayd " Hadal la kala odhan og Allana laka baryi og".

Dhaman dadka  soomaliyeedDiinbaa ina midaysay ooDubkaanu ka wada midnahayDalkaynu wadaagaynaaColbaa isku keen diree Waxa...
16/04/2024

Dhaman dadka soomaliyeed
Diinbaa ina midaysay oo
Dubkaanu ka wada midnahay
Dalkaynu wadaagaynaa
Colbaa isku keen diree
Waxaan nahay duul is jecel

02/04/2024

Don't die before your death.
wisdom of the night.

27/01/2024

Ugaadhsade la ugaasadaa jira.

Saliida loo bogay ee dhaqankaaba
16/12/2023

Saliida loo bogay ee dhaqankaaba

Saliida dhaqankaaba waa saliid TIMAHA KAANTA
10/12/2023

Saliida dhaqankaaba waa saliid TIMAHA KAANTA

Saliidii dhaqankaaba way timid
09/12/2023

Saliidii dhaqankaaba way timid

Saliida Dhaqankaaba         Saliidda timaha raggaHaddii salxuhu ku rooreenXagga sare khafiiftahaySubixiina daataan   Sal...
06/12/2023

Saliida Dhaqankaaba
Saliidda timaha ragga

Haddii salxuhu ku rooreen
Xagga sare khafiiftahay
Subixiina daataan
Saliidanaa dawaysa ee marso
What appka 0634457816
Numberka 0634297332

Address

Axmed Guray Street
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rafiiq online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category