Khayr wade

Khayr wade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khayr wade, Grocers, Hargeisa.

24/03/2026
đź”´ WAR DEGDEG AH:Iiraan ayaa ku dhawaaqday in dagaalku sii soconayo. Jeneraal Mohsen Rezaei, oo ah la-taliyaha milatari e...
24/03/2026

đź”´ WAR DEGDEG AH:

Iiraan ayaa ku dhawaaqday in dagaalku sii soconayo. Jeneraal Mohsen Rezaei, oo ah la-taliyaha milatari ee hoggaamiyaha Iran, ayaa sheegay in aan dagaalku is taagaynin ilaa Maraykanka & Israa'iil kasoo baxayaan shuruudahan.

1. In dhammaan khasaaraha Iran laga magdhabo.

2. In cunaqabateynta dhaqaale laga qaado.

3. Iyo in dammaanad qaad la helo in Maraykanku uusan mar dambe faragelin arrimaha Iran.

🔴Netanyahu ayaa sheegay in Trump doonayo wada-hadal, balse Israa’iil ay sii wadayso dagaalka ilaa ay ka xaqiijiso burbur...
24/03/2026

🔴Netanyahu ayaa sheegay in Trump doonayo wada-hadal, balse Israa’iil ay sii wadayso dagaalka ilaa ay ka xaqiijiso burburinta barnaamijka gantaallada iyo mashaariicda nukliyeerka Iiraan, iyo sidoo kale jebinta ururka Xisbullaah.

Israa'iil waxay leedahay in Trump lala heshiiyaa dagaalka maaha dhammaadkii dagaalka.

🔴 Xildhibaan Ilhan Omar ayaa tidhi: “Weerarrada Israa'iil ee Lubnaan ma aha wax si kedis ah isaga dhacay. Waa natiijada ...
23/03/2026

🔴 Xildhibaan Ilhan Omar ayaa tidhi: “Weerarrada Israa'iil ee Lubnaan ma aha wax si kedis ah isaga dhacay. Waa natiijada dagaalka & colaada ahayd abuureen Trump iyo Netanyahu."

Ilhaan waxay hadalkeeda ku dartay;

"Israa'iil waxay dishay in ka badan 1,000 qof, oo ay ku jiraan 118 carruur ah. In ka badan 1 milyan oo qofna way barakaceen. Congress-ku waa inuu joojiyaa maalgelinta ololahan argagixiso.”

Xigasho :Mohamed Yusuf Bakayle.

🔴 WAR DEGDEG AH:Iiraan ay hadda fasaxday Mawjad gantaallo iyo diyaarado drone ah oo ku wajahan Israa’iil iyo saldhigyada...
23/03/2026

đź”´ WAR DEGDEG AH:

Iiraan ay hadda fasaxday Mawjad gantaallo iyo diyaarado drone ah oo ku wajahan Israa’iil iyo saldhigyada Maraykanka, iyadoo weerarkaasi loogu magac daray “Ahmed Yassin” oo ahaa aas-aasihii Xamaas, kaas oo sanad-guuradii dilkiisa ay maanta ku beegnayd.

alaylehe baga lasoo qabtay naagtaas dilka gaysatay xaqdarada ah iyada wa in la raaciyaa
13/11/2025

alaylehe baga lasoo qabtay naagtaas dilka gaysatay xaqdarada ah iyada wa in la raaciyaa

Gacanta ayaa lagu soo dhigay haweneydii nafta dhaafisay gabadhii 14 jirka ahayd. policeka gaalkacyo ayaa hada gacanta ku soo dhigeen xabsiga ayaana hada la dhigay

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khayr wade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category