Hargeisa 24 News

Hargeisa 24 News waqooyi

18/03/2026

Garbahaaray 100 booyadood haloo diro sii bulaacada gashay loogu meydho wadooyinka

15/03/2026

Go'aan qadhaadh!

Donald Trump iyo Vladimir Putin ayaa yeeshay wadahadal qaatay 90 daqiiqo oo diiradda lagu saaray colaadda Yukrayn iyo xi...
18/03/2025

Donald Trump iyo Vladimir Putin ayaa yeeshay wadahadal qaatay 90 daqiiqo oo diiradda lagu saaray colaadda Yukrayn iyo xidhiidhka Maraykanka iyo Ruushka.

Qodobada la isku afgartay:

• Putin wuxuu oggolaaday inuu joojiyo weerarrada kaabayaasha tamarta ee Yukrayn muddo 30 maalmood.

• Ruushka wuxuu dalbaday in la joojiyo gargaarka milatari iyo sirdoonka ee la siinayo Yukrayn.

• Waxaa lagu heshiiyay is-dhaafsi maxaabiis (175 qof oo labada dhinac ah), iyo in Ruushku sii daayo 23 askari oo dhaawac culus qaba.

• Labada hoggaamiye waxay ka wadahadleen nabadda badda Madow iyo xasilloonida Bariga Dhexe.

Sidoo kale waxa ay ka wadahadleen xidhiidhka mustaqbalka ee Maraykanka iyo Ruushka, oo ay ka mid tahay iskaashi dhanka amniga iyo dhaqaalaha.

Wadahadallada labada dhinac ayaa sii socon doonna, waxaana la rajeynayaa in la sameeyo kooxo khuburo ah oo ka kala socda labada dal si loo sii ambaqaado heshiisyada la gaadhay.

Ugu yaraan 200 oo Falanstiiniyiin ah ayaa ku geeriyooday Duqaymo dhanka cirka ah oo ay Israa'iil ku bilowday marinka Gaz...
18/03/2025

Ugu yaraan 200 oo Falanstiiniyiin ah ayaa ku geeriyooday Duqaymo dhanka cirka ah oo ay Israa'iil ku bilowday marinka Gaza xalay saqdii dhexe, iyadoo sidaasi ay ku burburtay Xabad-joojintii laga gaadhey dagaalka.

Duqeymaha ayaa weli socda, waxayna sheegtay Israaiil in aanay naxariis tusi doonnin cadowgeeda isla markaana aanay joojin doonin duqeymaha ilaa inta lasoo daynayo Maxaabiista laga haysto.

 , khilaaf dhowr cisho soo jiitamayay oo isku dhac shaqo ka dhashay masuuliyinta kala xukuma GABILEY ayaa xalay lasoo af...
16/03/2025

, khilaaf dhowr cisho soo jiitamayay oo isku dhac shaqo ka dhashay masuuliyinta kala xukuma GABILEY ayaa xalay lasoo afjaray

Taaso uu ka dhashay
Maayirka gabiley Axmed ciisood iyo Badhasaabka gabiley MAXAMED BOOKH
Waxana xalada kasoo shaqeyay wasiirka arimaha amniga iyo arimaha gudaha iyo wasiirka duulista iyo hawada iyo wasiirka maaliyadda

waxaana nabadeenta kasoo shaqeeyay maayirka iyo badhasaabkaba isku soo dhaweeyay xildhibaanka Khalid M. Ismail Hoori waa masuulka kaliyatee wakhiilka uga ah dowlada dhexe gabiley waa.

  oo gabalbaas uu dumiyay VOA wargeysyadda waweyna ee america ka shaqo gali jiray oo mudo fasax galiyay isago tikreeto k...
15/03/2025

oo gabalbaas uu dumiyay VOA

wargeysyadda waweyna ee america ka shaqo gali jiray oo mudo fasax galiyay isago tikreeto kusoo saaray iyagoon igoyn amarkaas.

Kala soco.........

Badhasaabka gabiley iyo Gudoomiyaha wariyaasha gabiley oo mudo khilaaf kala dhex tagna.ayaa caawa lasoo afjaray khilaafk...
15/03/2025

Badhasaabka gabiley iyo Gudoomiyaha wariyaasha gabiley oo mudo khilaaf kala dhex tagna.

ayaa caawa lasoo afjaray khilaafkoodi iyago wariyayaal kale is-xilqameen oo nabadeentaas ka shaqeeyen.

Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa afur wadareed aqalka madaxtooyada ugu sameeyey qaar ka mid ah dadka Dany...
15/03/2025

Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa afur wadareed aqalka madaxtooyada ugu sameeyey qaar ka mid ah dadka Danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Addis ababa.

Isaga oo kulamona la qaatay dadkii Afurka ka soo qayb galay.

Afur wadareedka noocana ayuu Abiy Axmed si joogta ah Madaxatooyada ugu qabanayey muddooyinkii la soo dhaafay.

Arrimaha la yaabka leh: Dalka Niger oo xidhiidhka u jaray Maraykanka kuna amray in uu kala baxo ciiddamadiisi ka joogay,...
15/03/2025

Arrimaha la yaabka leh: Dalka Niger oo xidhiidhka u jaray Maraykanka kuna amray in uu kala baxo ciiddamadiisi ka joogay, laguma darin liiska dalalka loo diiday in ay helaan dal ku galka Maraykanka!

Halka Soomaaliya oo ah waddanka uu Maraykanku ku leeyahay saldhigyada ugu badan Qaaradda Afrika, xidhiidh wanaagsanna la leh Washington lagu daray dalalka ay mammuuca tahay in ay helaan dal ku galka Maraykanka.

Soomaaliya waxa ka talisa dawlad uu Maraykan-ku muddo dheer ka taageerayey dhinaca dib u dhiska, halka Niger ay saaxiib dhow la tahay Ruushka madaxda hoggaamisaana ay yihiin qaar Afgebi ku yimi !

Madaxweyne TRUMP ayaa lagu eedeyay in dowlada kala hadlay mowducyo badan oo kale duwan lalana yeeshay shiraar badan uu q...
15/03/2025

Madaxweyne TRUMP ayaa lagu eedeyay in dowlada kala hadlay mowducyo badan oo kale duwan lalana yeeshay shiraar badan uu qabtay isago xafiiska Dumiqradigu ku idhii TRUMP sida boqorka ayuu uu dhaqma

President Trump and New York Gov. Kathy Hochul, who previously vowed to lead resistance against him, met at the White House Friday morning.

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa 24 News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category