Daakir cabdi maxamed

Daakir cabdi maxamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daakir cabdi maxamed, Grocers, Manhal, Hargeisa.

Rabi jidka toosan haynagu sugo
04/09/2026

Rabi jidka toosan haynagu sugo

Madaxweyne Cirro ayaa berri Hargeysa ka dhoofaya, isaga oo ku wajahan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo uu kulamo mu...
02/09/2026

Madaxweyne Cirro ayaa berri Hargeysa ka dhoofaya, isaga oo ku wajahan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo uu kulamo muhiim ah kaga qaybgelayo, kaddibna wuxuu u sii dhaafayaa Maraykanka.

Dadka falanqeeya diblomaasiyadda ayaa aaminsan in Madaxweyne Cirro siyaasadda arrimaha dibadda kaga adkaaday Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo iyadu aan lahayn wax hoggaamin iyo jihayn siyaasadeed ah, marka laga reebo inay iska difaacayso tallaabooyinka uu Cirro qaadayo.

daakir dirir Diiriye

31/08/2026
Marka kale ayaan ku celinayaa: ma jirto diyaaradSomali Airlines la yidhaahdo oo soo noqonaysa amaduulaysa. Waxayna soo a...
22/08/2026

Marka kale ayaan ku celinayaa: ma jirto diyaarad
Somali Airlines la yidhaahdo oo soo noqonaysa ama
duulaysa. Waxayna soo afjarantay markii ay afduubeen saraakiishii SNM.

Sidoo kale, ma jirto diyaarad MiG-17 ah oo Soomaaliya yeelanaysaa waxayna soo afjarantay markii SNM ay soo ridday-waana ta saaran Khayriyada Hargeysa.

Sidoo kale, ma jirto dawlad Soomaaliya la yidhaahdo oo dunida dib uga dhalanaysa, waxayna soo afjarantay 1991-kii markii SNM ay ridday.

Meel ku qorta, sawirna ka qaata. Ala SNM garacsana Cid kasta meel baynaga saartay Tolow miyaanan dhashoodi Ahayn maxaa nahelay 2023 balo ku ciyaadhay intaasina waa kaftan leef ah

Waa ku saxan yahay xisbiga Kaah inuu diido in loo isticmaalo hay'adaha xeer-fullinta cago-juglayn iyo in lagu cabudhiyo ...
16/08/2026

Waa ku saxan yahay xisbiga Kaah inuu diido in loo isticmaalo hay'adaha xeer-fullinta cago-juglayn iyo in lagu cabudhiyo xisbi mucaarad ah. Haddii waxa af-hayeenku sheegay qalad ahaa, af baad leedihiin ee u jawaaba. Maxaa keenay noo soo qabta?

Dhawrka boqol ee madaxwaynuhu magacaabay, qof wax sharixi karaa haddii aanu ku jirin, dadka wixii hadla ma jeel baad gaynaysaan, markaa? Xabsiyadu way idinka buuxsami doonaan, sababta oo ah dadkani aamusi maayaan oo xorriyaddu waa waxa ay dawladdanimada u samaysteen. waxaan maqli jirey shimbirba shinbirkiibu laduulaa madaxweynuhu dadkan uu xushay Ee lala yaaban yahay Ee bilaa Aqoonta iyo bilaa kartida ah iyo waa isku mid waayo haduu dhaamo wuu iska badali lahaa oo Cid. dhaanta Ayuu keeni lahaa. waa xukuumad Aan lahayn hal mas'uul OO Aftahan ah Ama shaqada uu yahayo khibrad uleh waa xukuumad mas'uuliyiinteda mid waliba bartiisa Afhayeen kayahay oo waxaad Arkaysaa 5wasiir oo Isku hal wax Ama hal dhacdo ka hadlaya mid walbana wax gaar ah kashegayo taasi waxay cadaynaysaa inaanay xukuumadda wadani xisbi ilaa madaxweyne wax maw qif ah lahayn iyo wax Ajande Dalka lagu hogaamiyo midna waxaa muuqata hal sano iyo badh kadib inay ciro iyo tiimkiisi uu xilalka ku taxay ku fashilmeen hoggaaminta dalka siiba tii Arimaha gudaha Walow xagga Armaha debedaba dhaliilo ka jiraan haddana waxaa sii daran Arimaha gudaha hadba su Aashu waxay tahay xukuumadda wadani meel walba waxay la taagan tahay citiraaf baan keenay Ee citiraafku. ma qarin kara fashilka xukuumadda

maxaad utaqanaa Wxn laxda ku yaala
12/08/2026

maxaad utaqanaa Wxn laxda ku yaala

08/08/2026

horta dal xiiska bada iyo dharka cadcad maxaa kadha xeeya hayla yabinana jacayl banan waxba ka Aqoone

28/07/2026

Xaaji iskala bixiyay dheh wuxuu is dhahay yaan maxaad ila guursatayba Lagu dhihin

wax kale Garan mayne ninkii xinif Ahaa xisbigii kulmiye waa xoraystay isagoon hogaan gole Dhexe iyo hogaan fulineed midn...
28/07/2026

wax kale Garan mayne ninkii xinif Ahaa xisbigii kulmiye waa xoraystay isagoon hogaan gole Dhexe iyo hogaan fulineed midna kujirin inta la ogyahay waa iska sidaa marka Adeerkaa oo Aad maskaxdiisa furikataa ku dhiibo Awood Aanad lahayn kusaaro inkastoo uu yahay xinif xisbi yahan dhiig iyo dhuuxba u shubay xisbiga kulmiye maanta wuxuu qaadayaa wuu banaystaye yaa ubixi kara Anaguna wxn lenahay ciddii xisbiga kulmiye maanta wuxuun karajaynaysaa xinif haw tagaan waayo waa Awooda qarsoon ee xisbiga kulmiye. siyaasi dirir Maxamed dirir

wxn Soo jeedin lahaa cid kasta oo laso goosata hub iyo gaadiid sida ninkan OO kale lacag badan ha looga badasho oo Aanu ...
26/07/2026

wxn Soo jeedin lahaa cid kasta oo laso goosata hub iyo gaadiid sida ninkan OO kale lacag badan ha looga badasho oo Aanu waxaa uu wataa uqalmin kadib marka la siinayo baraha Bulshada hala dhigo si Ay u Arkaan qalas yadu dedna maalinba mid ola sogoosto hub badan iyo gaadiid dagaal

Address

Manhal
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daakir cabdi maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category