Dadkii hore dhashoodi

Dadkii hore dhashoodi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dadkii hore dhashoodi, Grocers, Hargeisa.

08/10/2024

Dalalka carabta sharaf baad ku joogaysaa haddii Aad haysato US, UK ama EU Passports.

07/10/2024
Dawladda Jabuuti, ayaa muujisay sida ay u danaynayso in ay dib u soo celiso xidhiidhkii Dublamaasiyaddeed ee u dhexeeyey...
05/10/2024

Dawladda Jabuuti, ayaa muujisay sida ay u danaynayso in ay dib u soo celiso xidhiidhkii Dublamaasiyaddeed ee u dhexeeyey Iyaga iyo Eritrea.

Eritrea ayaa ciidamo ay maxaabiis ahaan u qabsatay iyo dhul ka haysta Jabuuti.

"Ciidamada ay Eritrea naga haysato qalbiyada ayey ku weyn yihiin, waxaanu doonaynaa in aanu wada hadal la yeelano Eritrea"

Wakiilka Joogtada ah ee Jabuuti u qaabilsan Qaramada Midoobay

05/10/2024

Xasan adan waa dadkii h**e

05/10/2024

Dadku waa dadkii h**e
Hadala waa 8ntuu yodhi
Waxna sooma raacaan

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dadkii hore dhashoodi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category