Xasan shaarukhaan

Xasan  shaarukhaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xasan shaarukhaan, Grocers, Hargeisa.

Recordka guulaha ay Anfield ku gareen Kooxaha "Big six ah"●Chelsea Mudo 6 Sano Ah 1 Guul.●Arsenal Fc Mudo 12 Sano Ah 0 G...
11/02/2025

Recordka guulaha ay Anfield ku gareen Kooxaha "Big six ah"

●Chelsea Mudo 6 Sano Ah 1 Guul.
●Arsenal Fc Mudo 12 Sano Ah 0 Guul.
●Manchester United Mudo 8 Sano Ah 0 Guul.
●Manchester city Mudo 21 sano Ah 1 Guul.
●Tottenham Mudo 26 Sano ah 1 Guul.

Anfield Guul Lagu gara Sidaa Uma Fududa

Xasan. Shaarukhaan

Lasoo Wareegida Kvara ee liverpool Waa Sidii Man City Last Season Gvardiol Iyagoo Aan Baahneen Ula Soo Wareegen Oo Jaani...
10/01/2025

Lasoo Wareegida Kvara ee liverpool Waa Sidii Man City Last Season Gvardiol Iyagoo Aan Baahneen Ula Soo Wareegen Oo Jaaniskas Ugu Faaidaysteen oo cid kula tartameese malaheen Hada kooxda weeraryahan uma baahna waa sax lkin kvaradona cml hadaa jaanis ku hesho waa inaa ka faaidaysataa😊

Sidee ubadantahay na next season Michel Edward Qashin Badan Kooxda Waaka Diri Doona Dhaawacle Iyo Damiino Iskugu Jiraan Xariifkan Darwin Haba ugu horeeyee marka ani waa soo dhaweenaa lasoo wareeriga kvara✅❤

Postigaan posti ka horeeyay oo Ragaan Rodri ku jiray waa laigu karbashay rodri kasaar camal Hadda si real ah haloo kala ...
27/12/2024

Postigaan posti ka horeeyay oo Ragaan Rodri ku jiray waa laigu karbashay rodri kasaar camal Hadda si real ah haloo kala saro 3daan🔥☠️

Liverpool oo la soo saxiixaneysa Zubimendi bisha Janaayo? Waxa uu doonayaa in uu u saxiixo kooxda Premier League
24/12/2024

Liverpool oo la soo saxiixaneysa Zubimendi bisha Janaayo? Waxa uu doonayaa in uu u saxiixo kooxda Premier League

20/12/2024

Kabitaano 4

16/12/2024

Trent Ayaa Soo Dhigay Sawirkaan IG 📲

Isaga Oo Ku Soo Qoray League TAA, Oo Ah Horyaalka Kubadda Cagta Ee Loogu Talagalay Caruurta Ka Yar 6 Jirka. 🔴👦🏻

Xasan shaarukhaan

15/12/2024

Indha Indheeyaasha Atletico Madrid Ayaa Daawanayay Ciyaartii Girona 🆚 Liverpool Ee Champions League.

Wararka Ayaa Sheegaya Inay Taageere Weyn U Yihiin Darwin Núñez Iyo Kostas Tsimikas.

Sida Ay Kuwarameyso 𝐒𝐩𝐨𝐫𝐭𝐬 𝐈𝐥𝐥𝐮𝐬𝐭𝐫𝐚𝐭𝐞𝐝 👀

Xasan shaarukhaan

Sawirkii todobaadlaha ahaa wuu soo dhacay 😮
15/12/2024

Sawirkii todobaadlaha ahaa wuu soo dhacay 😮

Xafiid Derraaji 🗣️ Laba kooxood oo dhaawacan ayaa wada dheelaya, waa la odhan karaa, balse laba kooxood oo waaweeyn lama...
15/12/2024

Xafiid Derraaji 🗣️ Laba kooxood oo dhaawacan ayaa wada dheelaya, waa la odhan karaa, balse laba kooxood oo waaweeyn lama odhan karo, waayo Man U ayuunbaa koox weyn ah 😂 hh

Waxey u muuqataa in markale Firimbiga lagu celinaayo Liverpool.Garsooraha waxaan ku tilmaamo ma garanayo.Lakin in anagoo...
15/12/2024

Waxey u muuqataa in markale Firimbiga lagu celinaayo Liverpool.

Garsooraha waxaan ku tilmaamo ma garanayo.

Lakin in anagoo Red Card heysano aan kasoo laabano 2 gool ayaa wax kale ah.

Liverpooleeey we keep going InshaAllah. Come On

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasan shaarukhaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category