Ugasa xamse maxamed shire

Ugasa xamse maxamed shire Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ugasa xamse maxamed shire, Grocers, Tariikhada soomaliland, Hargeisa.

Dawlada China soomaaliland waxay kusooqaadaysa Dagaal ay ku wiiqayso Qaranimada iyo jiritaanka soomaaliland  SHALAY 8/1/...
10/01/2025

Dawlada China soomaaliland waxay kusooqaadaysa Dagaal ay ku wiiqayso Qaranimada iyo jiritaanka soomaaliland SHALAY 8/1/2025 waxa Kulan qadiyadan lagaga hadlayo uu ka dhacay Gegoda diyaaradaha ee bandar Qaasim BOOSASO kulankan oo u dhexeeyay Safiirka dawlada China iyo madaxweynaha maamulka puntland 50daqiiqo kadib

waxaa Kulan kale dhex maray hogaanka Dhaqanka beelaha bariga sanaag iyo talisyada ciidanka daraawiishta puntland ee aaga Sanaag taaso La rabo in duulaan Lagu sooqado Gobolka sanaag gaar ahaan ceerigaabo iyo deeganada hoos yimaadaba
Dawlada china waxay balan qaaday taakulo Lacageed Iyo saanad ciidan Intaba inay ku garab istaagayso sidii loo wiiqi lahaa Awooda iyo Dawladnimada soomaaliland iyo jiritankeeda ba Iyadoo ka duulaysa Cilaaqadka ka dhaxeeya dawlada Taiwan iyo dawlada soomaaliland ee maray heerka sareeya

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Habeen wcn oo wanaagsan dhamaan umada Afka soomaaliga ku hadasha Waxa màanta kadhacay sh...
29/12/2024

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Habeen wcn oo wanaagsan dhamaan umada Afka soomaaliga ku hadasha
Waxa màanta kadhacay shirkii beesha warsangali waxay ahayd Afduub cad oo loo gaystay aragtida bulshada baragi sanaag loona horseeday colaad iyo qulqulatooyin

Address

Tariikhada Soomaliland
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugasa xamse maxamed shire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category