adoonkii alle

adoonkii alle walalkaa ayaa ahay walal follow isoo dheh alle dartiis

27/03/2025

Walaalayaal, Caawi Walaalkiin – Hal Dollar Wuxuu Bedeli Karaa Nololashiisa oo idil!

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Aniga oo ah nin dhalinyaro ah oo duruuf adag ku jira, waxaan idiin la wadaagayaa baahidayda. Waxaan bartay xirfad aan noloshayda ku maareyn lahaa, balse ma awoodo inaan bilaabo sababo dhaqaale dartood. Waalidkay waa dad danyar ah, iyaga laftooduna nolosha way ku adag tahay.

Haddaba, walaalayaal, waxaan idinka codsanayaa 1 dollar ama intaad awoodo. Haddii 1000 qof ay iga caawiyaan hal dollar, noloshaydu way isbedeli kartaa.

Walaalayaal, bisha Ramadaan waa bil kheyr, sadaqo, iyo dambi-dhaaf. Waa fursad aan ku kasban karno ajar iyo barako. Nabiga (ﷺ) wuxuu yiri:

"إِذَا جَاءَ رَمَضَانُ فُتِحَتْ أَبْوَابُ الْجَنَّةِ، وَغُلِّقَتْ أَبْوَابُ النَّارِ، وَسُلْسِلَتِ الشَّيَاطِينُ"
(صحيح البخاري 1899، مسلم 1079)

Fadliga Sadaqada Ramadaanka

Sadaqadu waa camal aad u weyn, gaar ahaan bishan barakaysan. Allah SWT wuxuu Qur’aanka ku yiri:

"ٱلَّذِينَ يُنفِقُونَ أَمْوَٰلَهُم بِٱلَّيْلِ وَٱلنَّهَارِ سِرًّۭا وَعَلَانِيَةًۭ فَلَهُمْ أَجْرُهُمْ عِندَ رَبِّهِمْ وَلَا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ"
(البقرة: 274)

Rasuulka (ﷺ) wuxuu kaloo yiri:
"مَا نَقَصَتْ صَدَقَةٌ مِنْ مَالٍ"
(صحيح مسلم 2588)

Fadlan sadaqada igu caawi mid ka mid ah lambarradan:

GOLIS: 0904503269

Hormuud: (*712*770448321*1 #) - 0770448321

SAMTEL: 664503269

Qof kasta oo fariintan faafiya, ajar ayuu leeyahay Inshaa Allah. Fadlan la wadaag kheyrkan!

Walaalkiin dhibaateysan,
page: Adoonkii Alle

Address

Bosaaso
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when adoonkii alle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category