Mohamed Cali Caabi jaama

13/06/2025
Sawiro ay qaadeen Dayax-Gacmeedyada Shiinaha ayaa muujinaya burbur soo gaaray xarumaha Bacriminta Hubka Nuclear ee Iran,...
13/06/2025

Sawiro ay qaadeen Dayax-Gacmeedyada Shiinaha ayaa muujinaya burbur soo gaaray xarumaha Bacriminta Hubka Nuclear ee Iran, gaar ahaana dhufeysada dhulka hoostiisa ah ee kuyaala NATANZ & KERMANSHAH.

ISR|L ayaa si weyn u duqeysay bilowgii goobahan, waana agagaaraha ay sheegtay in ay yaalaan bacrimin Nuclear oo soo saarid ku dhaweyd,

13/06/2025

🚨 Qaylada ayaa isu baxday caasimadda Israil ee Tel Aviv iyada oo laga cararayo gantaalo laga soo riday dalka Yeman.
Waxa laso sheegaya

Radaarka ayaa soo saaray muuqaal 9 ilbiriqsi ah oo muujinaya sida hawada Iran uga caaganayd  duulimaadka ka hor weerarka...
13/06/2025

Radaarka ayaa soo saaray muuqaal 9 ilbiriqsi ah oo muujinaya sida hawada Iran uga caaganayd duulimaadka ka hor weerarka Israel.

Taliyaha cusub ee ciidanka Iran oo daqiiqado magacaab ayaa amray diyaarinta weerar loogu jawaabayo ISR|L. Go. Tu home ta...
13/06/2025

Taliyaha cusub ee ciidanka Iran oo daqiiqado magacaab ayaa amray diyaarinta weerar loogu jawaabayo ISR|L. Go. Tu home talabiib

13/06/2025

Diyaaradihii Isra||l Waxa loo raray Dalal kale

Shirkaddaha Diyaaradaha ee Israir, Arika iyo El Al ayaa sheegay in ay diyaaradahooda ka daad gureeyeen Wadanka iyada oo meel ka baxsan Isra||| loo raray

13/06/2025

Address

Immigration Board
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Cali Caabi jaama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category