Xidhiidhka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Somaliland

Xidhiidhka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Somaliland STUF is the national umbrella body representing workers’ trade unions in Somaliland.

It was established to unify, coordinate, and strengthen the labour movement while safeguarding the rights, dignity, and welfare of workers across all sectors.

Guddoomiyaha Xidhiidhka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Somaliland, Cabdillaahi Ibraahim iyo agaasimaha Xidhiidhka caalamiga ...
03/07/2026

Guddoomiyaha Xidhiidhka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Somaliland, Cabdillaahi Ibraahim iyo agaasimaha Xidhiidhka caalamiga ah Mr. Ahmed Mohamed(Oomar) ee Somaliland Teachers' Association SOLTA, ayaa ka qayb galay kulan muhiim ah oo ururku la yeeshay hay’adda caalamiga ah ee Windle Trust International (WTI).

Kulankaas oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac, horumarinta iyo tayeynta xirfadaha macallimiinta Somaliland, ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad iyo go’aan lagu hirgelinayo heshiis iskaashi (MoU), si loo dardargeliyo barnaamijyada kor loogu qaadayo tayada waxbarashada iyo awood-siinta macallimiinta Somaliland.
Care of community Organization - COC
Somaliland Higher Education Teachers' Union - Somhetu

30/06/2026

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Shirka Golaha Dhexe si balaadhan oo qoto dheer uga hadlay heshiiska is-afgaradka ee dhexmaray Waddani Party iyo Xidhiidhka Guud Ee Ururada Shaqaalaha ( STUF) oo ay ku midaysan yihiin 15 urur, isaga oo sheegay in ay tahay tallaabo muhiim u ah horumarka shaqaale weynaha somaliland.

27/06/2026

Guddoomiyaha Xidhiidhka Guud ee Ururrada Shaqaalaha Somaliland (STUF) Md. Cabdilaahi Ibraahim Maxamed ayaa Hambalyo iyo Duco u Diray Ardayda Imtixaanka Shahaadiga ah ee JSL.

Ururka shaqaalaha daryeelka caafimaadka bulshada ( C.O.C) waxay soo saareen talooyin Ku Saabsan xanuunka xummadda ee Sii...
01/06/2026

Ururka shaqaalaha daryeelka caafimaadka bulshada ( C.O.C) waxay soo saareen talooyin Ku Saabsan xanuunka xummadda ee Sii Kordhaysa.

Nuxurka Qoraalka.

1. Wacyigelinta Caafimaadka Bulshada.

Care of Community (C.O.C) waxay bulshada ku boorrinaysaa inay kordhiyaan wacyiga caafimaadka si looga hortago cudurrada faafa iyo dhibaatooyinka caafimaad ee bulshada saameeya.

2. Nadaafadda iyo Ka-hortagga Cudurrada.

Ururku wuxuu ku dhiirrigelinayaa bulshada inay ilaaliyaan nadaafadda deegaanka iyo tan shakhsiga, si loo yareeyo faafitaanka xanuunnada.

3. Raadinta Adeegyada Caafimaadka iyo Daaweynta Saxda ah.

Dadka waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay la tashadaan xirfadlayaasha caafimaadka marka ay xanuunsadaan, kana fogaadaan is-daaweynta iyo isticmaalka dawooyinka aan talada caafimaad lagu qaadan.

4. Iskaashiga Bulshada iyo Hay’adaha Caafimaadka.

Waxaa muhiim ah in bulshada, hay’adaha caafimaadka, iyo Wasaaradda Caafimaadku iska kaashadaan dabagalka, ka-hortagga, iyo xakamaynta cudurrada faafa.

5. Mas’uuliyadda Wadajirka ah ee Caafimaadka Bulshada.

Caafimaadka bulshada waa waajib wadajir ah; qof kasta waxaa laga doonayaa inuu ka qayb qaato ilaalinta caafimaadka, raacista talooyinka caafimaadka, iyo taageeridda dadaallada lagu xakameynayo cudurrada.

Hormoodka ururka shaqaalaha daryeelka caafimaadka.

15/05/2026

Kulan loogu Diyaar Garoobayo Munaasibada 18-ka May Ayaa ay Yeeshen Gudida Fulinta Ee Xidhiidhka Guud Ee Shaqaalaha

Ururka Macalimiinta Somaliland Ayaa udiyaar Garoobaaya Xuska 18-ka May
14/05/2026

Ururka Macalimiinta Somaliland Ayaa udiyaar Garoobaaya Xuska 18-ka May

Xidhiidhka Guud Ee Ururda Shaqaalaha Somaliland ayaa Maalinta 1-da May Waxa uu shahaado sharaf gudoonsiiyay wasiirka was...
09/05/2026

Xidhiidhka Guud Ee Ururda Shaqaalaha Somaliland ayaa Maalinta 1-da May Waxa uu shahaado sharaf gudoonsiiyay wasiirka wasaarada shaqada , arimaha bulshada iyo qoyska marwo Milgo Maxamed Cilmi, qaarkamid masuliyiintii Ka Qayb Qaatay horumarka ururrada shaqaalaha iyo Ururkii Ugu Shaqada fiicna sanadka oo noqday ururks shaqaalaha dhismaha ee TAWAKAL.

“Xidhiidhka Guud Ee Ururrada Shaqaalaha Somaliland Waxay U Mahadcelinayaan Cid Kasta Oo Ka Qayb Qaadatay Munaasibaddii 1...
08/05/2026

“Xidhiidhka Guud Ee Ururrada Shaqaalaha Somaliland Waxay U Mahadcelinayaan Cid Kasta Oo Ka Qayb Qaadatay Munaasibaddii 1-da May”

06/05/2026

Gormaa La Asaasay Ururada Shaqalaha Somaliland

06/05/2026

"Macalimiintu Waxay ku Shaqeeyaan Duurufo Kala Duwan"Guddoomiyaha Ururka Macalimiinta Somaliland

Address

West Ali Jirde Hotel, Down Town In Hargeisa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
Tuesday 08:00 - 12:00
Wednesday 08:00 - 12:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 07:40 - 00:00
Sunday 08:00 - 23:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidhiidhka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share