Mubaarik axmed

Mubaarik axmed Wellcom my pags new

29/07/2025

sanadka dambe sadex gudoomiye oo isku reer ah mid qaado

26/07/2025
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo la hadli doona shacabka isagoo ka warbixin doona xaalada dalka. Goor dhow La So...
21/07/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo la hadli doona shacabka isagoo ka warbixin doona xaalada dalka.

Goor dhow La Soco.

Waxaan maanta si rasmiya u shaaciyay inaan ahay Musharrax u taagan doorashada golaha wakiiladda Somaliland ee gobolka Sa...
21/07/2025

Waxaan maanta si rasmiya u shaaciyay inaan ahay Musharrax u taagan doorashada golaha wakiiladda Somaliland ee gobolka Saaxil .

"Ku Lahaa “ Ceerigaabo Waxanu Ku Wajahaynaa Tii Aanu Shalay Laascaanood Ku Wajahanay”. Madaxwaynaha JSl Isaguna Gogol Na...
21/07/2025

"Ku Lahaa “ Ceerigaabo Waxanu Ku Wajahaynaa Tii Aanu Shalay Laascaanood Ku Wajahanay”. Madaxwaynaha JSl Isaguna Gogol Nabadeed Buu Ceerigaabo Dhigay. Dhamaan Dhinacyadii Ay Khusaysayna Waa Soo Ajiibeen Oo Way Ogoladeen.

Anigu Kan Warkiisa Qaadan Maayo. Miyaanu ahayn Munaafiqii Ugu Waynaa Mubaafiqiinta Soomaalida ee Isagu Maragga Isku Furay. Iska Dhaaf Warkiisa. Qaado Ka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Somaliland Waa Run Biyo K**a Dhibcaan Ehe"

Mujaahid Cali Guray

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubaarik axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category