Rugta iibinta dhulka Guryaa iyo Gawaadhida kiraynta Ee dhacar services

Rugta iibinta dhulka Guryaa iyo Gawaadhida kiraynta Ee dhacar services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rugta iibinta dhulka Guryaa iyo Gawaadhida kiraynta Ee dhacar services, Grocers, Hargeisa.

12/09/2025

ISKU BEDEL DHUL IYO DHISME
2 Nus baloodh o New Hargeisa
Ku yala o dhisan waxaa Lagu
Raba Halbaloog Isku Bedel dhul banan
Iyo dhul Dhisan waa Jaanis Waxanu
Hayna 2 Guri Ee dhisan.

Degmooyinka Laga Rabo halka baloog
1 Gacan Libaax 2 Macalin Haruun
Maxamed mooge iyo maxamud Axmed Ali

BALOODH IIBA XAFADA SIINAY FOOQA SINAY MARKAAD JOOGTO XAGA GALBEED UGA DEGLAAMAYDA HAL BALOOG AYA KAA XIGA  12 WAJAHADA ...
07/09/2025

BALOODH IIBA XAFADA SIINAY FOOQA SINAY
MARKAAD JOOGTO XAGA GALBEED UGA DEG
LAAMAYDA HAL BALOOG AYA KAA XIGA 12 WAJAHADA AH IYO 24 Gudaha AH SO gadha
Qimuu Waa $30.000 Wada hadana ka Furan
Waa Jaanks

29/08/2025

Eray Soomaaliyeed ba yidha Cilimiga Halagu
Dhige Caqliga Kashaba La yidhi

Dhul iiba Degmada Maxamed mooge X/Digale2 .5 Waa Laba Baloodh iyo Badh min 24+18 Qimuu Waa Jaanis $8000 waa Sideedkun oK...
29/08/2025

Dhul iiba Degmada Maxamed mooge X/Digale
2 .5 Waa Laba Baloodh iyo Badh min 24+18
Qimuu Waa Jaanis $8000 waa Sideedkun o
Kaliya Lacagata Lo bahan yahay Hadaad Rabto 2 Baloodh Waa $6400 Naso gaadh Macmiil
Xarunta iibka dhulka Gawadhida Ee dhacar services fadlan Nagalaso xidhiidh 0634080479
Naso gaadh macmiil

Xafada Jameeco wayn Waxan kugu HaynaaGuri iiba 4 Qol qimaha marka La Eego WaaXaraash Wana $30.000 Waa Jaanis ka FaaiidDa...
28/08/2025

Xafada Jameeco wayn Waxan kugu Haynaa
Guri iiba 4 Qol qimaha marka La Eego Waa
Xaraash Wana $30.000 Waa Jaanis ka Faaiid
Dayso Fadlan Nagu xidhaw Rugta iibinta dhulka Guryaha Gawaadhida Ee DHACAR
SERVICES

WAXANU HAYNA DHUL JABAN 4.5 AFAR BALOODH IYO BADH KUNA YALA DEGMADA MAXAMED MOOGE XAFADA DIGAALE WAA DHUL LANA DEGI KARO...
28/08/2025

WAXANU HAYNA DHUL JABAN 4.5 AFAR BALOODH IYO BADH KUNA YALA DEGMADA
MAXAMED MOOGE XAFADA DIGAALE WAA
DHUL LANA DEGI KARO DHIGAALNA GALIKARA QIIMU WAA XARAASH $14,850
ama Cala baloodh $3300 so dhawaw Macmiil
Gacmo Furan iyo Degdegsiimo dhacar services

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rugta iibinta dhulka Guryaa iyo Gawaadhida kiraynta Ee dhacar services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category