14/12/2025
🙏SHEIKH ZAHID SCHOOL CUP 2025/2026🙏
Ugu dambayn ayaa qaaday koobka iskuulka Sheikh zahid primary and secondary school in Qalimow midle shabelle region hambalyo hambalyo ayaan leenahay guusha aad gaarteen laba dhagax hadii la aysku dhufto mid ayaa jaba.
⚽️ Kubadu waa is-dhexgalka bulshada ⚽️