30/05/2026
Saadaali oo ku guulayso $100 oo ku jirta jijinta casriga ah ee Premier Tap, ciyaarta ugu danbaysa ee UEFA Champtions League, Caawa dhex mari doonta Arsenal Vs Paris Saint-Germain.
F.G: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Shuruudaha:
1. Like saar page-ka,
2. Share-garee.
3. Qeybta Commentiga kusoo qor saadaashaada.
4. Hadii dhowr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta, qofka xaga wakhtiga ugu horreeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.