Hormar WAARE 2026

Hormar WAARE 2026 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hormar WAARE 2026, Grocers, Somali, Mogadishu.

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa saaxiibkey Mudane Mahad Mohamed  oo maanta loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiill...
04/06/2026

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa saaxiibkey Mudane Mahad Mohamed oo maanta loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaan kuu rajeynayaa in Eebbe kuu fududeeyo mas’uuliyadda culus ee laguu igmaday, kuna waafajiyo hoggaan caddaalad, hufnaan iyo horumar ku dhisan. Waxaan kalsooni ku qabaa in aad door muuqata ka qaadan doonto xoojinta Golaha Wakiillada iyo horumarinta shacabka Koonfur Galbeed.

Hambalyo Guddoomiye, guul iyo gobannimo ayaan kuu rajeynayaa.

By Maslah Shariif Ibraahim

23/04/2026

Barwaaqada Allah noo siyaadiyo

23/04/2026

Saaka iyo mogadisho roobeysatay

Doorashada saxda aan umadda soomaaliyeed ayahoodi ah waa nucaan mmgld ilaa fdrl Allow natus
08/04/2026

Doorashada saxda aan umadda soomaaliyeed ayahoodi ah waa nucaan mmgld ilaa fdrl Allow natus

08/04/2026

KGS HALOO KACO, SIDA WAX U SOCDAAN WAX LAMAHADIN DOONO MA AHA.

08/04/2026

*BAAQ IYO GUBAABO: MASIIRKA KOONFUR GALBEED HA LOO CELIYO DADKEEDA*

*Ku socota:* Dhammaan shacabka sharafta leh ee ku dhaqan deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Walaalayaal, waxaa la joogaa xilligii aan garawsan lahayn in masiirka iyo mustaqbalka deegaankeenu uu yahay mid inaga inagu xidhan. Ma aha wax la aqbali karo in dad aan u dhalan deegaanka, aqoonna u lahayn xididada dhaqan iyo baahiyaha dhabta ah ee dadka deegaanka, ay inoo meeriyaan talada iyo jihada aan u socono.

*Maxaa nala gudboon?*
Si loo helo Koonfur Galbeed dhisan, nabad ah, oo barwaaqo ah, waa in aan dib u hantino talada dowlad-goboleedka. Taladu waa inay ku soo laabataa gacanta:

* *Odayaasha Dhaqanka:* Oo ah tiirka nabadgelyada iyo hiddaha.
* *Culimada Soomaaliyeed:* Oo ah hagayaasha akhlaaqda iyo garsoorka suubban.
* *Aqoonyahanka:* Oo ah maskaxda qorsheynaysa horumarka iyo mustaqbalka fog.
* *Qaybaha Bulshada:* Sida dhallinyarada iyo haweenka oo ah xoogga iyo laf-dhabarta isbeddelka.

*Fariinteenu waa: "Talada Deegaanka, Dadka Deegaanka"*
Ma aqbalayno in naloo yeeriyo go’aamo aan ka turjumayn danta guud ee dadka reer Koonfur Galbeed. Waa inaan meel uga soo wada jeesannaa sidii loo xoojin lahaa midnimadeena, loona xaqiijin lahaa in maamulku noqdo mid u adeega shacabka, kana yimaada rabitaankooda dhabta ah.

> *"Gacmo is dhaafay guri ma dhisaan, talo aan adigu lahayna mustaqbal kuma siiso."*

*Koonfur Galbeed ha noolaato, ha isku duubnaato!*

Musharax madaxweyne kgs welcome
05/04/2026

Musharax madaxweyne kgs welcome

23/03/2026
23/03/2026

Soomaaliya maant waxay u baahantahy aragti fog fog

Address

Somali
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormar WAARE 2026 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category