Family Al Khadiib

Family Al Khadiib Waa Page keyg Rasmiga Ah Lasocod Wanaagsan Insha Allah

29/10/2022

Hooyadeed Oo Kudhaawacantay Qarixii Maanta Allaha Caafiyo Hooyo Usoo Duceya Duco Ayeey Idinka Codsayaye

Calool Xumo iyo Ciil 22 sano ka hor anigoo yar ayaa Kartoon dhexdiisa liiga helay, waxaana isoo korsaday qoys. Maamadii ...
17/10/2022

Calool Xumo iyo Ciil
22 sano ka hor anigoo yar ayaa Kartoon dhexdiisa liiga helay, waxaana isoo korsaday qoys. Maamadii isoo korsatay way dhimatay, cid dariska ah oo daruufeysan ayaa iskala noolahay. Hooyo iyo Aabe way i tureen, dadkana k**a aqaano hadda.

"Wacal ayaa tahay ayuu igu furay ninkeyga, cunugiina wuu iga qaatay. Dad dariska markasta waxa ay i leeyihiin wacal ayaa tahay, sababta ugu wayn uu ninkeyga iigu furay waa inaa laheen Hooyo iyo Aabo.

Guur ayaa diyaar u ahay haddii aan helayo nin wanaagsan oo sidaan ahay igu qaadanayo. Hadda cid daris ah ayaa iska noolahay balse dadka xaafada iyo deriska waxa i leeyihiin wacal ayaa tahay. Nin kasta waxa uu igu nacaa wacalnimo. Xanuun iyo murugo badan dareemaa Hooyo la,aanta iyo Aabe la,aanta".

17/10/2022

Hadal jeedintii Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliya

Ugu Dambeyn Idiris Elteso Oo Gacanta Kusoo Dhigay Koobkii Xulka Qaranka Somalia
17/10/2022

Ugu Dambeyn Idiris Elteso Oo Gacanta Kusoo Dhigay Koobkii Xulka Qaranka Somalia

17/10/2022

Maxay mudan yihiin in lagu soo dhaweeyo ciyaartooyada 17 sano jirrada xulka Qaranka ee Soomaaliya ee guusha lama iloobaanka ah usoo hoyay Soomaaliya, kuwaas oo daqiiqado kaddib diyaaradda sida ay soo caga dhigan doonto garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Waa Page keyg Rasmiga Ah Lasocod Wanaagsan Insha Allah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza  Barre ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada ...
17/10/2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Barre ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo shalay ku guuleystay koobka cayaaraha Bariga iyo Bartmaha Afrika ee CECAFA.

Kooxda oo cayaartii u dambeysay uga adkaatay kooxda South Sudan 3 iyo 1, ayaa waxaa berri ay koobka geyn doonaan magaalada Caasimada ee Muqdisho.

Munaasabadda cashada ayaa waxa ka soo qaybgalay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Goleyaasha dowladda.

17/10/2022

Hooyo Mcn Waan Kujclyahy Dadaalkaan Adiga Ducadaada Ayaan Ku Gaaray Waxaa Sidaa Yiri Abdi Xafiid Maasha Allah Sii Share Gareeya Please 🙏

"Niman Sixiroolayaal Ah Ayaa Ciidankii Saakay  Lawareegey Tuulooyinka Hoos Tago Balcad Qabtey waxeyna Boorso Kuwadaan La...
16/10/2022

"Niman Sixiroolayaal Ah Ayaa Ciidankii Saakay Lawareegey Tuulooyinka Hoos Tago Balcad Qabtey waxeyna Boorso Kuwadaan Lafo Bini Aadam."

16/10/2022
16/10/2022

Soomalia Waxeey Cagta Saartay Wadadii Guusha
Rabi Waxaan Kabrayaaya Inaan Sidii Shaly Aan Ugarab istaanay Wiilsheena Oo Niyada Aheeyd Inaan Sidaas Dhamaan Isugu Niyad Furnaano Insha Allah

Address

Juba Street
Mogadishu

Telephone

+252682030920

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Family Al Khadiib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Family Al Khadiib:

Share