Ahmed Nuur show

Ahmed Nuur show Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Nuur show, Mogadishu.

30/08/2024

Dadkan arkeyso waa laso qasbay madaxweyne koonfur galbeed ayaa ku qasbay iney bananbaxan ayaga oo leh ethiopia ayaan rabana subxanlah

28/08/2024

Part 5 iyo xalane .

27/08/2024

Short film 📼
Ahmedey iyo nuurto😁

24/08/2024

Malmihii aay odasha go,aamiyen dowlad goboleedka hiiran state of Somalia waxaan isleyahay waa maalin ku weyn qalbiyada shacab weynaha hiiran state

12 October 2024

19/08/2024

Isku diyaarinta malinki dhidabada lotagay mamulka Hiiraan state
12 October hadow alla idmo.

16/08/2024

Xawaadle girl vs habar gidir 👧

Midke wadataa.

09/08/2024

Short film
Nuurto iyo ahmadey😂

08/08/2024

Hooyo fadumo waxey aheed hooyo haysto caruur lana daala dhaceysay nolol maalmedkeda
Waxa ay ka shaqeynaysay shaqa aad u adag sida dhisid guryahay .

Waxey imanka ku qabtay shaqadeda allana waa la talasaratay intaas kadib
Alla ayaa kulan siyay wariye usocday shaqo iyo hooyo fadumo oo ku jurto shaqadeda malinlaha ah

Wariyaha ayaa go,ansaday inow hoyo fadumo wareysi ka qado dabaded waxaa arkay mamulihi shaqalaha waxowna ku yiri waqtiga ha iska lumin ee kalay shaqeyso asigona garabka soqabtay horayna uso tuuray

Kadib wariyihi ayaa video ka duubay marki gacanta laga qabanay muqalkas oo Somalida aad ugu falcilisay
Ugu danbeyn hooyo fadumo waxa lo tayactiray gurigey daganed waxaana losamey shaqa abuur.

Hooyo fadumo waxey tusaala u thy inta xoogoda
Ku shaqeysta allana talasarato rabi halagarabgalo culeyska aduun
Shaqeyso allana tala saro.

08/08/2024

Markale iyo xarunta ajaanibta xalane .
Waa dowlada dalka mamusho kuwan kale waa Robert😂

08/08/2024

Gabarey: hadi lagu dhihi lahay wiilka aad rabto inaad mustaqbalka lawadagto dooro maxaad ku doran lahed

Willow adigana gabarta mustaqbalka lawadageyso maxad ku dooran lahed.

06/08/2024

Waa hooyadi mantay baraha bulshada qabsatay.
Waxey haystaa labo caruura sidokale waxaa guri u jooga xajigeda oo xanusan .
Hooyo alla aduunka haku fududeyo.

Fadla video meel dheer u gaarsi si walalaha wax haysto wax ugu qabtan.

06/08/2024

Halkan waa xeyndabka xalane.
Waa meesha lagaso diro waraaqaha lagu cabsi galiyo shacabka Somalia.

"Maleys dhihi karaaa ajaanibta xarumaha ku leh xalane iyo As waa wada shaqeyan?

Qeybta comments fikirkada nagula wadaag.

Address

Mogadishu
2233

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Nuur show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share