21/08/2026
Kulan Qado Sharaf ah oo lagu maamuusay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Taliyaha Ciidanka Dhulka iyo Taliyaha Taliska Tababarrada Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.
Kulanka waxaa soo agaasimay, oo qadadan sameeyay Xil. xassan Xirsi Faafaale (Afyare). Goobta waxaa ku sugnaaa Taliyaha Qaybta 21-aad, iyo Taliyaha Ciidanka Danab ee Galmudug, iyadoo kulanka looga hadlay xoojinta xiriirka, wada shaqeynta iyo taageerada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.