02/04/2023
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ (๐ฅ๐๐๐๐ฃ๐๐๐ฑ)โ
๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐ waa dib u soo noqodka dheecaamada cuntada burburiya ee caloosha.
Tubada Hunguriga iyo caloosha isku xirta waxaa udhaxeeya muruq yar ee loo yaqaana Lower Esophageal Sphincter kaasoo sida caadiga ah xirma marka ay cuntadu u gudubto caloosha.
Hadii uu dabco ama uu si fiican uxirmi waayo muruqaasi, waxaa dhacda in aash*tada ku jirta caloosha ay si fudud ugu soo gudubto tubada hunguriga taasoo sababta laab xanuun.
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ฃ๐๐๐ฑ๐?
1- Waxa ugu badan ee sababa laabjeexa waa eerno. Eernadu waaa in xubin kamid ah jirka ay booskeeda ka baxdo una gudubto boos kale.
Marka qaybta kore ee caloosha iyo muruqa u dhaxeeya tubada hunguriga iyo caloosha ayaa kor ubaxa kana saramara muruqa u dhaxeeya saableeyda iyo ubucda kaasoo loo yaqaan Dhaayafram. deedna aash*tada ku jirta caloosha ayaa waxey ugudbeysaa hunguriga taasoo sababta laabjeex.
2- Waxaa kaloo keena laabjeexa uurka, buurnida, qaadashada cuntooyinka aad u culus ama in la jiifsado cunada kadib iyo qofka uusan si wanaagsan u calaalin cunada.
sidoo kale waxaa keena cunooyinka qaarkood sida kuwa basbaaska ku badan yahay, shukulaatada, toonta, kafeega, liinta, sigaarka iyo daawooyinka qaar sida Aspirin.
๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐๐๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ ๐๐ซ๐ญ๐จ ๐๐๐๐๐ฃ๐๐๐ฑ๐ฎ:
Astaamaha laab jeexa waxay soo baxaan inta badan marka la cunteeyo kadib waxaa kamid ah:
โข laab xanun lafta sakara hosteda ah badna qofku marku jiifo ama janjedhsamo ama wax cuno kadib
โข Daaca qurun
โข Laqanyo
โข xanun cuntada kadiba
โข Hingo
โข Qofka oo ay ku adkaato inuu wax liqo .
๐๐๐๐ฐ๐๐๐ง๐๐ญ๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก:
1. Waxaa in aad isticmaashaa biyaha baradhada laga miiray waa anti acid. acid ka calosha soo deyso ayaa yareyneysa, Cab inta aadan cuntada cunin. 3 jeer maalintii subaxdii galabtii iyo hameynkii .
2. Sidoo kale waxaa isticmaali kartaa Biyaha bariisa ka 1 l biyo ah iyo 150 grm bariis dabka saareysaa. Dhecaanka barkiiska ka milma ayaa cabeysaa Si uu Xanuun kaa u kaga yarado .
3. Waxaa kaloo isticmaali kartaa Zanyabiisha qoyan Waxa kujira maado la dagaalanta jeermiska iyo waliba dheeli tirta dheefshiida iyo dhaqdhaqaaqeeda.
4. Cab biyo diiran waxaa ku dartaa 2 qaando malab Caadi ahaan waxaa habboon biyo diiran inaad joogto ka dhigato, si uu heerka biyaha jirkaaga uu fiicnaado gaaskana uu ka boxo meesha.
๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก:
Hadaba hadii aad Hadii aad la il daran tahay laab jeexa waa inaad qaadataa talooyinkaa:
1. Ka fogow hilibka cas, maxaa yeelay fats iyo protein badan ayee leyahin si loo burburiyo aasite badan ayee u bahnyhn waxaa ku badshaa hilbka cada sida: kalunka iyo digaaga hilibka digaaga wuxuu leeyahay maqaar dusha sare kaga dahaaran oo dufan badan u yeelaya cad kasta oo aad cunaysid. Intaadan karin kahor ka reeb maqaarkaas.
2. Cun cuntooyin fudud dhawr jeer maalinkii halkii aad ka cuni lahayd labo ama sadix cunto oo cul culus. Mar walba cuntooyinka fudud ayaa caloosha u wanaagsan.
3. Aqoonso kana fogoow cuntooyinka iyo cabitaannada mar walba kugu kiciya laab-jeexa.
4. Waa in aad iska yareysaa soo jeedka badan habbenkii.
5. Sidoo kale waa in aad ka fogtaa sigaarka iyo cunooyinka shiilan ama dufuta badan leh
6. cabtaa biyo badan ugu yaraan 3l maalintii.
7. Sidoo kale Waa in aad iska ilaalisaa Dhamaan cabitaanada eey ku jiraan citric acid sida orange, lemon iyo waliba kuwa aash*tada leh.
Sameeqodobadaan marka aad seexaneysid
1. Isticmaal barkin dheer markaad seexanaysi. Yeesan noqon barki aad u dheer oo calosha caadadis sareysa Birkin dheer oo aad isticmaashid waxay kaa caawinaysaa in wixii kujiray calooshaada aysan usoo dhaadhicin hungiriga.
2. Jooji cunitaanka labo saac ama sadix saac kahor intaadan seexan.
3. Ha xidhan dhar kugu dhagan. Dharka kugu dhagan waxay cadaadis badan saarayaan calooshaada taasoo caloosha wixii ku jiray kor usoo qaadaysa ilaa hunguriga.
Sidoo kale hadii aad tahay qof buran waxaan kugula talinaynaa inaad cayilka iska yaraysid.
Dr
๐๐๐๐๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข Ama ๐๐๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง Dheh Asxaabta si Eey uga hortaagan xaaladaan.๐
๐ฌ๐ก๐๐ซ๐- whatsppka +252618854818