18/07/2023
DEG DEG :- Waftigii Ugu Cuslaa Oo Isugu Jiro Wasiiro, Xildhibaano Iyo Saraakiil Ciidan Ayaa Hadda Kasoo Degay Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Iayaga Oo Kasoo Kicitamaya Magaalada Kismaayo Ee Xarunta KMG U Ah Maamulka Jubbaland.
Waftigaan Ayaa Waxaa Ka Mid Ah Isla Markaana Hor Kacaya Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, Xildhibaanada Sida Weyn Loo Sugaayay Kana Qeyb Ah Waftiga Ayaa Waxaa Ka Mid Ah Xil.Col/ B***e Ibrahim Abdi Iyo Xubno Kale Oo Miisaan Ku Leh Siyaasadda Federaalka, Tan Jubbaland Iyo Mida Gedo Intaba.
So dhawaw xildhibaan col/ xil. B***e Ibrahim Abdi